Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Turkiya shir muhiim ah ugu qeyb gala

0
Monday May 23, 2016 - 09:25:09 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 845
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Turkiya shir muhiim ah ugu qeyb gala

    Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee ciidamada qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galaya Shir looga hadlayo Arrimaha Bini'aadannimadda oo ka furmaya Magaalada Istanbul ee Wadanka Turkiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee ciidamada qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galaya Shir looga hadlayo Arrimaha Bini'aadannimadda oo ka furmaya Magaalada Istanbul ee Wadanka Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filaa inuu shirka ka jeediyo Qudbad uu uga hadli doono Tacadiga Dowladda Kenya ay ku hayso Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dalkeeda ku nool.


Sidoo kale Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo asna ka qeyb galaya Shirka ayaa la filayaa inuu difaaco Talaabada Kenya ay ku rareyso Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Kaakuma iyo Dhadhaab.


Shirka Maanta ka furmaya Magalada Istanbuul ayaa ah kii ugu horeeyay ee looga hadlayo Arrimaha Bini’aadannimada,waxaana shirka aan ka qeyb galin Hay’adda MSF oo sheegtay in aan wax muuqda looga hadli doonin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip