Maleyshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu diley Degaano hoos yimda Degmada Aadan yabaal

0
Sunday May 22, 2016 - 13:55:23 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 862
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleyshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu diley Degaano hoos yimda Degmada Aadan yabaal

    Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaa shanaya kuwa Midowga Africa ee Amison waxa ay howlgalo Amni xaqiijin ah ka sameeyeen degaano hoos yimaada degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabellaha dhaxe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaa shanaya kuwa Midowga Africa ee Amison waxa ay howlgalo Amni xaqiijin ah ka sameeyeen degaano hoos yimaada degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabellaha dhaxe.

Intii ay ciidamada howlgalka wdeen ayaa waxa ay wareer nafla caari ah kala kulmeen tiro maleyshiyo nafla caari ah waxaana halkaasi lagu diley ugu yaraan afar dhagar qabe  iyo saanad ciidan oo laga furtey kooxda al-shabaab. 

 

Gudoomiyaha Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabellaha Dhaxe  Maxamuud sh xasan oo la Hadley Idaacada ciidmada qalabka sida ayaa sheegey ciidamada xoogga dalka soomaaliya ay sameeyeen howlgal ka dib shacabka ku dhaqan degmada aadan yabaal oo cabasho dhanka kooxda al-shabaab ugu yimid waxa uuna sheegay howlgalka halka uu ka dhacay in uu yahay goob ay maleyshiyada al-shabaab ku baadi jireen dadka shacabka.

 

Ciidmada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa wada qorshe maleyshiyada kooxda Al-shabaab oo looga saarayo degaanada ay hada ku dhuumaleysanayaan 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip