Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska iyo kuwa jabuuti oo ciyaar isboorti ku dhax martey jabuuti +Sawiro

0
Friday May 20, 2016 - 13:44:29 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1640
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska iyo kuwa jabuuti oo ciyaar isboorti ku dhax martey jabuuti +Sawiro

    Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo kulan Aqoon kororsi ah u jooga dalka Jabuuti ayaa waxaa halkaasi tartan isboorti oo is dhax gal ah ku yeesheen saraakiisha booliska dalka jabuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo kulan Aqoon kororsi ah u jooga dalka Jabuuti ayaa waxaa halkaasi tartan isboorti oo is dhax gal ah ku yeesheen saraakiisha booliska dalka jabuuti.

Ciyaarta u dhaxeysey saraakiisha booliska soomaaliya iyo kwa jabuuti ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxda sare ee dalka jabuuti iyo dadweyne xiiseynayay ciyaartaasi.
kulan ayaa ahaa mid xiiso badan waxaana ciyaarta guusha ay raacdey saraakiisha ciidanka booliska soomaaliya
Dowlada jabuuti ayaa ka mid ah wadamada taagera ciidamada qalabka sida iyadoona soomaaliya usoo dirty ciidamo ka mid ah kuwa amison
13239892_269313816739873_9013875896659840061_n

13233152_269313836739871_3972808494391589160_n

13239305_269313870073201_8589162316316031043_n

13239316_269313793406542_503066823091000265_n



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip