Maleyshiyaadkii al-shabaab ee dagaalkii Ciidamada Galmudug ku qabteen oo deeq iskugu jirta kabo iyo dhar oo la gaarsiiyay+Sawiro

0
Saturday March 26, 2016 - 18:01:02 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 837
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleyshiyaadkii al-shabaab ee dagaalkii Ciidamada Galmudug ku qabteen oo deeq iskugu jirta kabo iyo dhar oo la gaarsiiyay+Sawiro

    Gudoomiyaha dagmada Galkacyo Xirsi Yuusuf Barre ayaa sheegey in deeqdan dharka ah ay tahay mid ay ugu talagaleen maxaabiista, maleyshiyaadkii ay soo qaldeen kooxda al-shabaab si loo ilaaliyo xuquuqda ay leeyihiin dadka lagu qabto dagaalada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha dagmada Galkacyo Xirsi Yuusuf Barre ayaa sheegey in deeqdan dharka ah ay tahay mid ay ugu talagaleen maxaabiista, maleyshiyaadkii ay soo qaldeen kooxda al-shabaab si loo ilaaliyo xuquuqda ay leeyihiin dadka lagu qabto dagaalada.

Sidoo kale Xirsi yuusuf Barre gudoomiyaha degmada gaalkacyo ayaa waxa uu sheegey in deeqdaan ay soo dhiibeen qurba joogta kasoo jeeda gobolka mudug

Qaar ka mida maleeshiyaadkaasi oo iyana la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay iney aad ugu faraxsan yihiin deeqdaan, iyagoo dhanka kalena sheegay in si wanaagsan loo dhaqmay intii gacanta lagu hayay.

Dhanka kale magaalada Gaalkacyo ayaa lasoo gaarsiiyay ilaa iyo 14 maxbuus oo ka tirsanaa maleeshiyaadkii Al-Shabaab ee shalay dagaalku ku dhexmaray, iyaga iyo Ciidamada Galmudug deegaanka Jiray ee Bariga Gobalka Mudug

Ciidamada galmudug ayaa hada gacanta ku haayo ilaa iyo in ka badan 36 maleyshiyaad ka tirsan kooxda ugus



vlcsnap-2016-03-26-13h25m02s112vlcsnap-2016-03-26-13h25m16s240vlcsnap-2016-03-26-13h25m53s109vlcsnap-2016-03-26-13h26m10s28vlcsnap-2016-03-26-13h26m47s138vlcsnap-2016-03-26-13h27m10s67vlcsnap-2016-03-26-13h27m28s40vlcsnap-2016-03-26-13h28m45s28vlcsnap-2016-03-26-13h29m01s192




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip