Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku ridey Xasan xanafi'''Dhageyso''''

0
Saturday March 26, 2016 - 07:47:27 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku ridey Xasan xanafi'''Dhageyso''''

    Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku diray Xasan Xanafi kadib markii uu racfaan ka qaatay xukunkii dilka ah ee ay ku riday maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku diray Xasan Xanafi kadib markii uu racfaan ka qaatay xukunkii dilka ah ee ay ku riday maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada..

Gudoomiya Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Libaan ali yarrow ayaa ku dhawaaqey xukunka dilka ah ee maanta ku ridey Xasan Xanafi xaaji kasoo hore dilal iyo shir qoolo u maleegey wariyaal farabadn.

Xarunta Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida ayaa waxaa ku sugnaa ehelada dadkii oo hore dilka u geesteyiyo wariyaasha ka howlgala magaalada muqdisho ayaa kasoo qeyb galey xukunka ay maanta ku ridey maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida xasan xanafi

 


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip