Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida oo maanta go aan rasmi ah ka gaareyso Xasan xanafi xaaji

0
Saturday March 26, 2016 - 07:47:27 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida oo maanta go aan rasmi ah ka gaareyso Xasan xanafi xaaji

    Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta go aan rasmi ah ka gaari doonto dilaaga wariyaha Xasan Xanafi xaaji oo loo heesto in uu ka dambeeyo dilal loo geestey wariyaal fara badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta go aan rasmi ah ka gaari doonto dilaaga wariyaha Xasan Xanafi xaaji oo loo heesto in uu ka dambeeyo dilal loo geestey wariyaal fara badan.

Dhawaan ayaa maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ku xukuntey xasan xanafi xukun dil ah

Qareenada u doodayay ee xasan xanafi ayaa rafcaan ka qaatey maxkamada sare ee ciidamada Gudoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida libaan ali yarrow ayaa 24 bishaan ku dhawaaqey in dawacada xasan xanafi dib leeskugu soo noqon doono

Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida ayaa hada u fadhiso dacwada Dilaaga wariyaha wariyaal fara badan ayaa hada ku sugan gudaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip