R.wasaare Cumar iyo wafidi uu hogaaminayo oo Gaaray Garoowe.

0
Friday March 25, 2016 - 16:07:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R.wasaare Cumar iyo wafidi uu hogaaminayo oo Gaaray Garoowe.

    R.wasaaraha Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Cumar C.rashiid Cali Sharmarke iyo wafidi oo horkacyo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Gobaleedka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

R.wasaaraha Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Cumar C.rashiid Cali Sharmarke iyo wafidi oo horkacyo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Gobaleedka Puntland.

Wafdiga M.weynaha Waxaa kamid ah Xubno ka tirsan labada Gole ee Dowladda, waxaana Garoonka diyaaraha magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedka puntland.

R.wasaaraha ayaa  magaalada garoowe waxa uu kula kulmidonaa xubnbo ka tirsan maamulka putland looga arinsanayo xaaladda siyaasadda dalka la yeelan doono m.weynaha maamulka Puntland C.wali Maxamed Cali Gaas iyo Mas’uuliyiinta maamulkaasi.

Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa ka biyadiidsan Qaar kamid ah qodobadii lagu heshiiyay ee habka ay ku dhaceyso doorashada Madaxtinimo ee dhamaadka sanadkan la filayo in ay Soomaaliya ka dhacdo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip