Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhameestirayo Heshiiskii dhawaan ay wada gaareen Reysal wasaaraha iyo Odayaasha hiraan

0
Friday March 25, 2016 - 13:40:46 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 754
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhameestirayo Heshiiskii dhawaan ay wada gaareen Reysal wasaaraha iyo Odayaasha hiraan

    Madaxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo si weyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo si weyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Amaanka Magaalada Baladweyne ayaa si weyn loo Adkeeyay iyadoo wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa lagu arkayo ciidamo iskugu jira boolis iyo malatari

Madaxweynaha oo ay la socdaan mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ee Ugaas Khaliif waxaa kusoo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan, iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo halkaasi ku sugnaa mudooyinka u dambeeyay.

Mudane Xasan Sheikh Madaxweynaha soomaaliya ayaa kulumo la qaadandoono odayaasha dhaqan ee reer hiraan isagoona kala hadli doona sidii ay u aadi lahayeen magaalada Jowhar




 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip