Wasiirka Difaaca Kenya oo Suaalo laga weydiinayo weererkii ceel cade oo Kenya looga diley ciidamo fara badan

0
Friday March 25, 2016 - 13:40:46 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Difaaca Kenya oo Suaalo laga weydiinayo weererkii ceel cade oo Kenya looga diley ciidamo fara badan

    Xildhibaanmada dalka Kenya ayaa su'aalo la xariira khasaaraha askarta Kenya weerarkii Ceel-Cadde weydiiiyay wasirka gaashaandhiga dalkaasi Raychelle Omamo iyo saraakiil oo kale oo ciidan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanmada dalka Kenya ayaa su'aalo la xariira khasaaraha askarta Kenya weerarkii Ceel-Cadde weydiiiyay wasirka gaashaandhiga dalkaasi Raychelle Omamo iyo saraakiil oo kale oo ciidan.

Xildhibaanada baarlamaanka Kenya waxaa ay wasiirka iyo saraakiisha la waraystay weydiyeen tirada rasmiga ah ee askartii ku qaxyeelowday weerarkii Ceel-Cadde Al-Shabab ku qaadeen bartamihii bishii January ee sanadkaan.

ciidamada dalka kenya ee jooga soomaaliya ayaa waxaa looga diley weerarkaasi  100 askari 

Xildhibaanada Kenya wasiirka waxay weydiiyeen su’alo adag waxaana xildhibaanadu sheegeen in dadka Kenya willi la jahwareersan yihiin khasaaraha askartooda kasoo gaaray weerarkaas.

Xildhibaan Barre Shiil oo baarlamaanka Kenya ka tirsan ayaa xukuumadda ku eedeeyay inay ku fashilantay baahinta tirada rasmiga ee askarta waxyeeladu gaartay.

Wasiirka gaashaandhiga Kenya Raychelle Omamo waxaa uu sheegtay in su’aalaha aysan jawaab u aheyn oo ay adag tahay in hadda xildhibaanada loo sheego khasaaraha rasmiga ee askartooda kasoo gaarta.



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip