Maamulka Galmudug oo soo bandhigtey Maleyshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab

0
Friday March 25, 2016 - 13:25:10 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Galmudug oo soo bandhigtey Maleyshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab

    Mas'uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa maanta Koofurta Magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay 22 Maxaabiis Shabaab ah oo ay ku qabteen Dagaalkii Shalay ka dhacay Bariga Gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa maanta Koofurta Magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay 22 Maxaabiis Shabaab ah oo ay ku qabteen Dagaalkii Shalay ka dhacay Bariga Gobolka Mudug.

Maxaabiista Galmudug ay Gaalkacyo ku soo bandhigtay oo ay ku jiraan kuwo qaba Dhaawacyo ayaa u badan Caruur aan qaan-gaar aheyn,iyadoo sidaan si lamid ah Maxaabiistii Puntland ay gacanta ku dhigtay ee Shabaabka ahaa ay u badnaayeen Caruur.

Ciidamada maamulka galmudug ayaa maleyshiyaadkaan kusoo qabtey iyagoo dagaalamaya saraakiisha horkacayso ciidamada maamulka galmudug ayaa u sheegey idaacada ciidamada qalabka sida in tiro kale oo ka tiro kale ay ku dileen dagaalka 

 

001-11-150022-150033-144-145-136-167-109-11




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip