Putland oo dhaqan celin u sameyneyso caruurtii ay soo qaldeen Kooxda UGUS

0
Thursday March 24, 2016 - 15:09:30 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1017
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Putland oo dhaqan celin u sameyneyso caruurtii ay soo qaldeen Kooxda UGUS

    Madaxweynaha Maamulka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta la hadlayay ayaa waxuu sheegay in Maamulkiisa uu dhaqan celin u sameyn doono Maxaaabiis dhawaan lagu qabtay Dagaaalkii ay ciidamada maamulka putland kusoo qabteen caruurtii ay so

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta la hadlayay ayaa waxuu sheegay in Maamulkiisa uu dhaqan celin u sameyn doono Maxaaabiis dhawaan lagu qabtay Dagaaalkii ay ciidamada maamulka putland kusoo qabteen caruurtii ay soo qaldeen kooxda ugus.

Madaxweyne Gaas ayaa qeexay in Culimaa’udiinka Puntland ay kala kaashan doonaan dhaqan celinta la doonayo in loo sameeyo caruurta la qabtay iyagoo ka dhinac Al Shabaab.

Mr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo hadalkiisa sii wata ayaa waxuu tilmaamay in caruurta ay soo qaldeeen Al Shabaab,

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip