Daawo habka ay u dhacdey Maxkamadeyntii Koowaad Ee Xasan Xanafi oo maanta Bilaabatay

0
Thursday March 24, 2016 - 14:19:12 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo habka ay u dhacdey Maxkamadeyntii Koowaad Ee Xasan Xanafi oo maanta Bilaabatay

    Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sidda ee Soomaaliyeed ayaa maanta bilaawday dhageysigii Koowaad ee Eedeymaha loo heysto Xasan Xanafi Xaaji kadib markii oo hore racfaan uga qaatay xukun dil ah oo ay ku ridday Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sidda ee Soomaaliyeed ayaa maanta bilaawday dhageysigii Koowaad ee Eedeymaha loo heysto Xasan Xanafi Xaaji kadib markii oo hore racfaan uga qaatay xukun dil ah oo ay ku ridday Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada.

Dhageysiga Makamadda waxaa ku sugan Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Liibaan Cali Yaroow iyo Garsoorayaasha Maxkamadda.

Xasan Xanafi Xaaji ayaa ku Eedeysan Dambiyo la xiriira Dalalka Saxafiyiin Soomaaliyeed oo uu u maleegay faflal lagu Qaarajinayay, waxaana la sugayaa go’aanka Maxkamadda Sare ay maanta ka gaarto Xukunka Xasan Xanafi.

http://www.sntvnews.com/daawo-muuqaal-maxkamadeyntii-koowaad-ee-xasan-xanafi-oo-maanta-bilaabatay/


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip