Ciidamada Galmudug oo dharbaaxo Xoogan Mar kale ugeesatey Al-shabaab

0
Thursday March 24, 2016 - 13:29:23 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 751
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Galmudug oo dharbaaxo Xoogan Mar kale ugeesatey Al-shabaab

    Ciidamada maamulka Galmudug iyo maleyshiyad nafla caari ah ayaa ku dagaalamay degaanka shre ee duleedka degaanka budbud ee Barig Gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada maamulka Galmudug iyo maleyshiyad nafla caari ah ayaa ku dagaalamay degaanka shre ee duleedka degaanka budbud ee Barig Gobolka Mudug.

Wasiirka warfaafinta Maamulka Galmudug Maxamuud Aadan Cusmaan oo la Hadley warbahinta dowlada ayaa sheegey in degaanada barwaaqo iyo deyna dadka ku sug aya kusoo wargaliyeen in ay soo gaareen maleyshiyad ka titsan al-shabaab ka dib ay ciidamada maamulka Galmudug oo ku jirey baadi goobka ragaasi ka tirsan al-shabaab ay ku baxeen.

Mudane Maxamuud Aadan Cusmaan ayaa tilmaamey in dagaalka ay ciidamada galmudug la galeen kooxda shabaab qasaaro lagu gaarsiiyay maleyshiyada al- shabaab

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip