Reysal wasaare ku xigeynka dalka oo ay wehliyaan xeer ilaaliyaha qaranka wasiiro oo kenya uga qeeb galey Qaab Dhismeedka Ciidanka Boliiska

0
Wednesday March 23, 2016 - 20:08:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 771
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reysal wasaare ku xigeynka dalka oo ay wehliyaan xeer ilaaliyaha qaranka wasiiro oo kenya uga qeeb galey Qaab Dhismeedka Ciidanka Boliiska

    Shir looga hadlayay qaab dhismeedka ciidanka booliska soomaaliyeed oo uu ka soo qeyb galay wasiirka Amniga gudaha soomaaliya‪C/risaaqCumar Maxamed, wasiirada Amniga maamul goboledyada'Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed'Taliyaha ciid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir looga hadlayay qaab dhismeedka ciidanka booliska soomaaliyeed oo uu ka soo qeyb galay wasiirka Amniga gudaha soomaaliya‪C/risaaqCumar Maxamed, wasiirada Amniga maamul goboledyada'Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed'Taliyaha ciidanka CID-da, gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir, iyo wakiilo ka kala socday Hiiraan iyo Shabelada Dhexe ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi.

Xiritaan shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul wadaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte’xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed Cali Daahir iyo wasiiru dowlaha wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Maxamuud Cabdi Xasan (Bekos).

Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay dowlada Soomaaliya’waxaana fududeeyay Qaramada midoobay iyo Midowga Afrika.

6903_10207190986346031_677159806642462297_n7494_10207190984985997_5992924434439735880_n1923830_10207190984265979_604202228743303215_n1930544_10207190985706015_4274249496395019304_n

Sawir Qaade:-Cilmi Maxamed Waare



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip