Taliyihii Qaybta 12-ka Apriil oo xil ka qaadis lagu sameeyay

0
Monday March 23, 2015 - 11:55:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii Qaybta 12-ka Apriil oo xil ka qaadis lagu sameeyay

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xil ka qaadis rasmi ah ku sameeyay Taliyihii qaybta 12-ka April ee Ciidanka Xooga General Maxamed Maxamuud Xasan (Qaafow).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xil ka qaadis rasmi ah ku sameeyay Taliyihii qaybta 12-ka April ee Ciidanka Xooga General Maxamed Maxamuud Xasan (Qaafow). Madaxweynaha, ayaa xilkaasi u magacaabay General Maxamed Maxamuud Saney, oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xooga ee ka soo jeeda Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Digreeto laga soo saaray Xafiiska Madaxweynaha Somaliya, ayaa si rasmi ah loogu soo magacaabay General Maxamed Maxamuud Saney.

Qaafoow oo ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay, ayaa sheegay inuu soo dhaweynaayo xilka laga qaaday, islamarkaana uu taageersan yahay.


Wuxuu sheegay in intii uu haayay shaqada uu soo qabtay howlo adag oo ay ka mid yihiin Shabaab inay ka saaraan Shabeellooyinka iyo in isbaarooyinka ay nadiifiyaan.

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu dhaliilaa qaabka fudud ee isbedelka deg dega loogu sameeyo Saraakiisha ciidamada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip