Sahal Cabdullahi Cumar (Gen Khaalid) oo Gaaray Awdheegle si uu u Dhiirrigeliyo Ciidanka XDS una Dardargeliyo Howlgallada ka Dhanka ah Khawaarijta Gobolka Shabeellaha Hoose

0
Saturday February 28, 2026 - 15:07:56 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 16
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sahal Cabdullahi Cumar (Gen Khaalid) oo Gaaray Awdheegle si uu u Dhiirrigeliyo Ciidanka XDS una Dardargeliyo Howlgallada ka Dhanka ah Khawaarijta Gobolka Shabeellaha Hoose

    Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullahi Cumar -Gen Khaalid iyo Wafdi Saraakiil ah oo hogaaminayey ayaa gaaray degmada Awdheegle ee Gobolka shabellaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullahi Cumar -Gen Khaalid iyo Wafdi Saraakiil ah oo hogaaminayey ayaa gaaray degmada Awdheegle ee Gobolka shabellaha Hoose.
Ujeedka Safarka taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa ahaa Sidii loo dhiiragalin lahaa Geesiyaasha XDS iyo dar dargalinta Howlgalada lagu ciribtirayo Maleyshiyaadka Khawaarijta

Ciwaan iiga diyaari

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip