Share with your friends via email

Sahal Cabdullahi Cumar (Gen Khaalid) oo Gaaray Awdheegle si uu u Dhiirrigeliyo Ciidanka XDS una Dardargeliyo Howlgallada ka Dhanka ah Khawaarijta Gobolka Shabeellaha Hoose

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullahi Cumar -Gen Khaalid iyo Wafdi Saraakiil ah oo hogaaminayey ayaa gaaray degmada Awdheegle ee Gobolka shabellaha Hoose.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip