Wararka

Taliska ciidanka Asluubta iyo maamulka G/Banaadir oo kala saxiixday heshiis la xiriira daryeelka caruurta

0 Visits: 1104 | Monday August 24, 2015 - 20:45:03
R/wasaare ku xigeenka dalka, oo ay wehliyaan wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu saxiixayay daryeelka caruurta SDoomaaliyeed ee agoonta ah iyo kuwa dib jirka ah.

Read More »

Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda oo ku Guuleystay in shabaab laga saaro deegaanno Gobolka Shabeellaha Hoose ka tirsan

0 Visits: 1164 | Monday August 24, 2015 - 20:41:10
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ee kusugan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku Guuleystay in kooxda Shabaab ay ka saaraan deegaanno katirsan Gobolkaasi.

Read More »

Baarlamaanka oo galay akhrinta labaad ee hindise shrciyeedka shaqaalaha ajnabiga ah

0 Visits: 1135 | Monday August 24, 2015 - 20:38:51
Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Ajnabiga ah waxaa baarlamaanka kusoo celiyey Guddiga Adeegga bulshada ee Baarlamaanka waxaana guddoomiyaha guddigaasi Dr Cusmaan Maxamed Maxamuud Dufle oo furitaankii kulanka ka hadlay uu tilmaamay in guddigooda uu waqti badan geliyey soo turxaan bixinta…

Read More »

XAMAR OO LAGA DHISAYO WADDO LAAMI AH (Sawirro)

0 Visits: 1216 | Sunday August 23, 2015 - 21:52:21
Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jenral Xasan Maxamed Xuseen"Muungaab" ayaa Maanta dhagax dhigay Wado laami ah, Taas oo ka bilaaban doonta iskoolka 15 May Degmada Warta nabadda kuna eg iskooska Folorensa ama Iskooka Xararyaale.

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka hadlay isdhexgalka bulshada "SAWIRRO"

0 Visits: 1183 | Sunday August 23, 2015 - 21:47:14
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta shir la qaatay guddoomiyeyaasha degmooyinka,

Read More »

Howlgallada shabaab looga saarayo Gobollada dalka oo Xowli ku socda

0 Visits: 1135 | Sunday August 23, 2015 - 21:43:20
Madaxda ciidamada xoogga dalka ee gobolka Bakool ayaa sheegay in howlgallada ciidamada qalabka sida ay si xowli ah uga socdaan gobollada dalka.

Read More »

Wasaaradda Amniga oo Tacsi u dirtay ehelada dadkii ku dhaawacmay qaraxiii shalay

0 Visits: 1213 | Sunday August 23, 2015 - 21:39:01
Wasaarda Amniga gudah xukumadda soomaaliya ayaa faah faahin kabixiyay xaaladaha dadkii ku dhaawacmay qarixii ka dhacay isgoyska Jubba ayadoo ay balanqaaday wasaaradda

Read More »

Dhagarqabayaasha Shabaab Oo Ku Beegsaday Dad Rayid Ah agagaarka isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho

0 Visits: 1161 | Sunday August 23, 2015 - 21:30:11
Qarax xoog leh ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka isgoyska Jubba oo ah meel aad u mashquulsan iyadoo qaraxana uu ahaa qarax ka dhashay gaari waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyay.

Read More »

Madaxweynaha Somalia iyo Wasiirka Difaaca oo ka hadlay Weerarkii Maanta ka dhacay Kismaayo

0 Visits: 1262 | Sunday August 23, 2015 - 21:24:16
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wasiirka Gaashaandhigga, Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii Is-miidaaminta ahaa ee Maanta ka dhacay Xero Fariisin u ahayd

Read More »

FAAHFAAHIN: Weerarkii Is-miidaaminta ahaa ee Maanta ka Dhacay Kismaayo

0 Visits: 1027 | Sunday August 23, 2015 - 21:17:41
Ugu yaraan 14 qof oo isugu Jira Askar iyo Xoogag Al-shabaab ka tirsan ayaa ku geeriyooday Weerar Is-miidaamin ah oo Maanta lala beegsaday Xero uu tababbar uga socday Ciidammo ka tirsan kuwa

Read More »

Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Oo Booqday Baardheere Sheegayna In Uu Furanyahay Garoonka Degmadaasi

0 Visits: 959 | Thursday August 20, 2015 - 19:52:06
Degmadda Baardheere ee gobolka gedo oo dhawaan ciidamada xooga dalka soomaaliyeed iyo kuwa nabad ilaalinta midowga afrika ee Amisom ay ka saareeen maleeshiyaadka al Shabaab ayaa waxaa maanta halkaasi gaaray wafdi isugu jira wasiiro iyo xildhibaano kuwaas oo uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya…

Read More »

Shirka Golaha Wasiirada Ee Maanta Oo Looga Hadlay Arrimo kale Duwan oo la Xiriira Amniga iyo Geedi Socodka Dastuurka "Sawirro"

0 Visits: 1101 | Thursday August 20, 2015 - 19:48:56
Muqdisho, Khamiis, August 20.2015—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin, xaaladda amniga…

Read More »

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo ridday xukun dil ah "Sawirro"

0 Visits: 1173 | Thursday August 20, 2015 - 19:47:13
Maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku ridday gacan ku dhiigle ka tirsanaa ciidanka XDS, kaasoo hore u dilay askari ka tirsanaa ciidanka XDS.

Read More »

Beesha caalamka:Mooshinka Laga Keenay M.weynaha Wuxuu Carqaladeynayaa Yoolka Nabaad iyo Horumarka ay Soomaaliya Hiigsaneyso.(War-saxaafadeed)

0 Visits: 975 | Thursday August 20, 2015 - 19:43:57
Muqdisho, 19 Agoosto 15: Iyagoo ah saaxiibada dadka Soomaaliyeed oo ka walaacsan xaaladda, ayaa danjireyaasha Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska (UK) waxay muujinayaan…

Read More »

Wasiir Maareeye: "Dadka sida sharci darrada u degan Ex-fiyoore haka guureen 10 cisho gudahood"

0 Visits: 1181 | Wednesday August 19, 2015 - 18:35:29
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay wehliyaan Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, Taliyaha Hay'ada Nabdsugida iyo Sirdoonka Qaranka Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare (Cumda),

Read More »

25 ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgallo ay ciidamada ka sameeyeen Bakool

0 Visits: 946 | Wednesday August 19, 2015 - 18:30:40
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM oo isgarabsanaya ayaa howlgallo shalay gelinkii dambe ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Bakool, ku toogtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, halka kuwa kale ay ka dhaawaceen

Read More »

Howlgallo laga sameeyay degmada Afgooye oo lagu soo qabtay tiro dad ah

0 Visits: 1052 | Wednesday August 19, 2015 - 18:27:50
Howlgaladan ciidanka amniga ay ka sameyeen degmada Afgooye iyo nawaaxigeeda ayaa waxa ay ku soo qabteen dad lagu tuhmayo inay ka tirsanyihin maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaasi oo ay ku socoto su'aallo weydiin la xiriira waxyaabaha lagu tuhmayo.

Read More »

Saraakiil boolis oo la geynayo goobaha laga xoreeyay Shabaab oo tababar loo soo xiray

0 Visits: 1039 | Wednesday August 19, 2015 - 18:25:47
Munaasabadaan tababarka loogu soo xirayay qaar ka tirsan saraakiisha ciidanka booliska oo la qorsheynayo in loo wareejiyo goobaha laga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab ayaa waxaa k ka qeyb galay Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Daa'uud Cabdiraxmaan Cumar, Ku-simaha Taliyaha ciidanka booliska…

Read More »

Madaxweynaha: "Baarlamanka iyo Xukuumadda waa inay dardar geliyaan hawlaha qaranka"

0 Visits: 1118 | Wednesday August 19, 2015 - 00:57:18
Muqdisho, 18 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku booriyey hay'adaha dastuuriga ee dalka, sida Baarlamanka iyo Xukuumaddu in ay dardar geliyaan hawlaha ay Qaranka u hayaan.

Read More »

Kulan looga soo horjeeday mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha oo lagu qabtay Muqdisho

0 Visits: 1096 | Wednesday August 19, 2015 - 00:53:00
Kulan looga soo horjeedo mooshinkii dhawaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Jmahuuriyada Soomaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Read More »