Wararka

Taliska ciidanka waddooyinka oo gaadiidka qaar ka macnuucay isticmaalka wadada Maka Al-mukarama

0 Visits: 1590 | Sunday August 30, 2015 - 18:32:33
Taliska ciidanka Nabad gelyada wadooyinka ayaa maanta faah faahin ka bixiyay shilalka ka dhaca Muqdisho iyo waxyaabaha sababa, iyadoo talisku uu sheegay in shilalku ay bateen, ayna jiraan gaadid laga mamnuucey isticmaalka waddada maka-al mukarama.

Read More »

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xafiisyo cusub ka furan doonto goobaha laga saaray Al-Shabaab

0 Visits: 1652 | Sunday August 30, 2015 - 18:25:52
Gaashaanle dhexe Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxakamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixyaay

Read More »

Madaxweyne Xasan oo la kulmay dhaxal sugaha Imaaraadka Carabta

0 Visits: 1123 | Sunday August 30, 2015 - 18:20:50
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka heley Madaxweynaha Imaaraadka Carabta Khalifa bin Zayed Al Nahyan

Read More »

R.wasaare Cumar C.rashiid iyo wafdi uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Kismaayo.(Sawirro)

0 Visits: 1072 | Sunday August 30, 2015 - 18:15:36
R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane: Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose iyadoo ay garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhoweeyeen

Read More »

Ciidamada oo howlgallo ka fuliyay inta u dhexeysa Beladweyne iyo Buulo-burde

0 Visits: 1037 | Saturday August 29, 2015 - 15:02:19
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta howlgallo amni xaqiijin ah ka bilaabay inta u dhexeysa Beladweyne iyo Buulo burde, halkasai oo ay ciidamada ka sifeeyeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo halkaasi ku dhuumaaleysanayay.

Read More »

Wafdi ka tirsan maamulka Koonfur galbeed oo socdaal ku tegay deegaanno laga xoreeyay Al-Shabaab

0 Visits: 1058 | Saturday August 29, 2015 - 14:58:07
Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal ku soo maray deegaanno tirsan gobolka Baay oo dhawaan laga saaray maleeshiyaadka kooxda UGUS.

Read More »

Abaanduulaha CXD "Sanadka Soo Socda Waxay Ciidamada Qalabka Sida Si Buuxda Ula Wareegay Howsha AMISOM Ay U Joogto Soomaaliya"

0 Visits: 1051 | Friday August 28, 2015 - 09:44:12
Abaanduulaha Ciidanka Xooga Dalka Sooamaaliyeed Gen Crisaaq Khaliif Cilmi ayaa waxaa uu sheegay in haatan uu taliska guud ee Ciidanka XDS uu diyaarinayo Ciimadii AMISOM kala wareegi lahaaa Deegaanada ay haatan ku sugan yihiin kuwaa oo sanadka soo socda dhamaadkiisa qorshuhu uu yahay in ay dalka isaga…

Read More »

Madaxweynaha: "Waxan ku dhiirigelinayaa dhalinyarada inay qoraaladooda u badiyaan wacyigelinta bulshada''Sawirro

0 Visits: 1011 | Friday August 28, 2015 - 09:42:22
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee magaalada Muqdisho oo lagu soo bandhigey buugaag ay qoreen qoreyaal Soomaaliyeed.

Read More »

Golaha Wasiirada oo kulankoodii joogtada ahaa kaga hadlay qodobo kale duwan

0 Visits: 961 | Friday August 28, 2015 - 09:25:00
Muqdisho, August 27.2015——Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin xaaladda…

Read More »

Askar ka tirsan ciidanka XDS oo maanta tababar loo soo xiray

0 Visits: 1227 | Thursday August 27, 2015 - 15:56:06
100 askari oo isugu jira 75 leyli sarkaal ah iyo 25 booliis militaare ah oo tababar loogu soo gaba gabeeyay xerada tababarka ciidanka ee Jasiira ayaa waxa ay maanta halkaas kusoo bandhigeen dhoolatus ku saabsan waxyaabihii ay barteen muddadii uu tababarka u socday.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday Saraakiil ka Tirsan Ciidanka XDS oo Tababar uga Socdo Dalka Masar "Sawirro"

0 Visits: 1037 | Thursday August 27, 2015 - 15:49:01
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General, C/qaadir Sheekh Cali Diini, oo socdaal shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa booqday xarun lagu tababaro Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku taalla magaalada Qaahira. Wasiirka ayaa booqashada waxaa ku wehelinayey Taliyaha ciidanka badda Admiral Madeey…

Read More »

Ciidamada XDS oo howlgallo kula wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Geddo

0 Visits: 1282 | Thursday August 27, 2015 - 15:45:14
Ciidamada XDS ayaa kooxda shabaab kala wareegay deegaannada tuulo Barwaaqo iyo Libaaxloow oo ka tirsan gobolka Gedo. Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo wata gaadiidka gaashaaman ayaa maleeshiyaad ka tirsan Shabaab kala wareegay deegaanno hoos yimaada gobolka Gedo halkaasoo ay jid gooyooyin dhigan jireen.

Read More »

Madaxweynaha "Guusha dowladdu waxay ku imaankartaa iskaashi dhexmara dowladda, maamulgoboleedyada iyo Shacabka"

0 Visits: 999 | Thursday August 27, 2015 - 15:42:04
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegay in iskaashi dhexmara dowladda, maamulgoboleedyada iyo Shacabka ay keeni karto guul ay gaarto dowlkadda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Ra'iisul wasaare ku-xigeen: "Xukuumadda waxa ay xoogga saareysaa wax u qabashada dadka naafada"

0 Visits: 960 | Wednesday August 26, 2015 - 14:15:07
Ra'iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegey in Xukuumaddu ay xoogga saari doonto sidii daryeel ay u heli lahaayeen dadka bulshada unugul gaar ahaan naafada, kana dalbaday Wasaaradda caafimaadka in ay hagaajiso xarumaha caafimaadka, si loogu adeego bulshada.

Read More »

Baarlamaanka oo warbixinno ka dhageysan doono guddiyada difaaca iyo Maaliyadda

0 Visits: 1009 | Wednesday August 26, 2015 - 14:08:27
Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta warbixinno ka dhagaysanaya guddiyada difaca iyo maaliyadda ee Baarlamanka ee ku aadan howlihii ugu dambeyeey ay qabteen.

Read More »

Maamulka Koonfur galbeed oo ka hadlay howlgallo ka dhanka ah Al-Shabaab

0 Visits: 993 | Wednesday August 26, 2015 - 14:05:00
Maamulka Koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo deeganno ka tirsan maamulkaasi laga qabsaday maleeshiyada kooxda Shabaab iyo dhaqan celin loo soo sameynayo maleeshiyad kooxdaasi horey uga goostay.

Read More »

Taliska ciidanka ilaalinta deegaanka oo ka hadlay ilaalinta faya dhowrka

0 Visits: 1288 | Tuesday August 25, 2015 - 18:28:27
Taliska Ciidanka Ilaalada deegaanka Xammar ayaa ka Warbixiyay halka ay marayaan howlaha shaqo ee ciidankaas kaddib kulan ay isugu yimaadeen maanta Taliska ciidanka oo ka Muqdisho.

Read More »

Madaxweynaha oo Jaamacadda Carabta ku ammaaney taageerada mar walba ay la garab taagan tahay Soomaaliya

0 Visits: 975 | Tuesday August 25, 2015 - 16:43:16
Muqdisho, 25 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay danjireyaasha dalalka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya.

Read More »

Howlgal dad lagu soo qab qabtay oo xalay laga sameeyay Muqdisho

0 Visits: 1188 | Tuesday August 25, 2015 - 16:27:13
Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed ayaa xalay Howlgallo dad lagu soo qab-qabtay waxa ay ka sameeyeen Xaafado ka mid ah Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Read More »