Wararka

Daawo Sawirada:Madaxweynaha Oo Salaada Ciida Kula Dukaday Dadweyne Aad U Fara Badan Masjidka Isbaheysiga

0 Visits: 1706 | Thursday September 24, 2015 - 11:58:56
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa ku wehlinayay Tukashada Salaada Ciida oo uu bulshada kula tukaday Masaajidka isbahaysiga Islaamka gudoomiyaha Baarlamaanka

Read More »

Gobolada Dalka Oo Si Isku Mid ah Looga Ciiday

0 Visits: 1002 | Thursday September 24, 2015 - 11:55:22
Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa si isku mid ah looga ciiday, iyadoo wax khiaaf ah uusan jirin bulshada ku dhaqan

Read More »

Magaalada Muqdisho Oo Saakay Si Weyn Looga Ciidayo

0 Visits: 1022 | Thursday September 24, 2015 - 11:36:03
Maalinta koowaad ee ciida carafo ama ciidul Adxa ayaa maanta magaalada Muqdisho dadka ku dhaqan waxa ay u

Read More »

Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee AMISOM oo xalay duqeeyay saldhig ay kooxda UGUS ku lahayd deegaanka Labaatan jiroow

0 Visits: 916 | Tuesday September 22, 2015 - 16:58:52
Howlgal ay habeenkii xalay fuliyeen diyaaradaha qumaatiga u kaca ee loo yaqaano Helokabtariska ay leeyihiin ciidamada AMISOM ayaa lagu bur buriyay saldhig ay maleeshiyaadka UGUS ku lahaayeen deegaanka Labaatan jiroow ee gobolka Baay.

Read More »

Kaalinta bulshadu ku yeelan karaan ammaanka oo laga hadlay-SAWIRRO

0 Visits: 1029 | Tuesday September 22, 2015 - 15:20:14
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa qabtay kulan looga hadlayay dowrka bulshadu ay ku leedahay sugidda ammaanka, kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Read More »

Kulan looga hadlayay Garsoorka oo Gaalkacyo lagu qabtay

0 Visits: 963 | Tuesday September 22, 2015 - 15:17:59
Kulan ballaaran oo looga hadlay hannaanka Caddaaladda iyo garsoorka ee maamulka Galmudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Read More »

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay dhisidda Madasha Qaran ee Wada-tashiga

0 Visits: 1010 | Tuesday September 22, 2015 - 15:15:27
Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Kay ayaa soo dhaweeyay shirkii shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ee lagu dhisay madasha wada-tashiga Qaran.

Read More »

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska oo cambaareeyay qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho.

0 Visits: 856 | Monday September 21, 2015 - 20:26:15
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayur "Maareeye" ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee caawa ka dhacay bar kontorool oo

Read More »

Halkan ka AKHRISO War murtiyeedka laga soo saaray shirkii wada tashiga ahaa

0 Visits: 988 | Monday September 21, 2015 - 20:20:15
September 21 (Jowhar)— War murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii wada tashiga ahaa ee looga hadlayay geedi-socodka doorashooyinka sanadka, iyadoo shirkan ay ka qeyb gal

Read More »

Deg Deg: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaweyd ka dhacay banaanka hore ee madaxtooyada "Sawirro"

0 Visits: 977 | Monday September 21, 2015 - 20:17:46
Qaraxa ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhaweyd fiid

Read More »

Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka 2016-ka oo Goor-dhow lagu soo Gaba-gabeeyay Muqdisho

0 Visits: 929 | Monday September 21, 2015 - 16:51:29
Shirkii Wadatashiga Qaran ee Muqdisho uga Socday Madaxda Dowladda Somalia iyo kuwa Maamul-goboleedyada dalka oo ay Goob-joogayaal ka ahaayeen Xubno ka Socday Beesha Caalamka ayaa Goor-dhow lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho,

Read More »

Ra'iisul wasaaraha dalka oo ka qayb galay munaasabad lagu Mamuusayay Maalinta Nabadda Adduunka"SAWIRRO"

0 Visits: 996 | Monday September 21, 2015 - 16:46:33
Munasabadaan oo ahayd mid lagu xusayey maalinta Nabad Adduunka ee 21 September ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho, waxaana ka qayb galay Ra'iisul wasaaraha xukumadda Soomaaliya, xubno katirsan labada Gole ee Dowladda Soomaaliya, Madaxda maamullada puntland , Jubbaland ,

Read More »

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo Maanta booqday saldhiga booliska Beledweyne

0 Visits: 1037 | Monday September 21, 2015 - 12:14:35
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii aan soo dhaafnay ku sugnaa degmada Beledweyne taliye ku-xigeenka Booliiska Somalia, Jen. Mukhtaar Xussen Afrax

Read More »

Kulan looga hadlayay adkeynta nabadda oo lagu qabtay degmada C/casiis

0 Visits: 2114 | Monday September 21, 2015 - 12:03:00
Kulan looga hadlayay adkeynta nabadda oo ay ka qeybgaleen maamulka iyo shacabka degmada Cabdicasiis ayaa lagu qabtay xarunta degmadaasi ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Shirka wadatashiga oo maalintii 2-aad ka socda Muqdisho

0 Visits: 972 | Monday September 21, 2015 - 11:26:10
Shirka looga tashanayaa hiigsiga 2016-ka iyo hannaanka ugu habboon ee doorasho ka dhacda Soomaaliya 2016 ayaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Muqdisho.

Read More »

Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlay jaangoynta iyo maareynta daqliga

0 Visits: 1030 | Saturday September 19, 2015 - 10:39:23
Barnaamijka kulanka todabaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ayaa looga hadlay maanta howlaha Wasaaradda Maaliyadda Dalka iyo horumarada laga sameeyay

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Oo Xubno Bulshada Ka Tirsan Kula Kulmay Xaafadaha Gaalkacyo Qaarkood "SAWIRRO"

0 Visits: 903 | Friday September 18, 2015 - 12:23:40
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho qaadatay mudo todobaad ah ku jooga magaalada Gaalkacyo ayaa maanta booqasho ku tagay xaafadda Dahraan ee magaalada Gaalkacyo

Read More »

UNHCR iyo Talyaaniga oo ku heshiiyay caawinta qaxootiga Soomaaliyeed

0 Visits: 1023 | Wednesday September 16, 2015 - 13:21:10
.

Read More »

safiirka cusub ee dowlada soomaliya oo codsi u jeediyay jaaliyada soomaliyeed

0 Visits: 1028 | Wednesday September 16, 2015 - 13:17:23
.

Read More »