Wararka

Ciidamada Nabad Sugidda oo Howlgallo ka sameeyay Duleedka Caasimadda

0 Visits: 1012 | Monday October 05, 2015 - 18:58:06
Howlgalladaan oo ahaa mid ballaaran ayaa ciidamada hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka waxa ay ka sameeyeen deegaannada Garas-baalley, km'13 iyo xaafado ka mid ah deegaannadaas' iyadoo holwgalladaasna ay socdeen muddo saacado ah.

Read More »

Wasiir Maareeye "Waxaan ku dadaali doonaa wariyeyaasha xiran sidii ay xuquuqdooda u heli lahaayeen"

0 Visits: 1046 | Monday October 05, 2015 - 18:36:25
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa ka Warbixiyay kulamo uu dalka Kenya kula soo qaatay qaar ka mid ah hay'adaha taageera Soomaaliya, isgoo dhanka kale ka hadlay xariga Wariyaasha Universal TV.

Read More »

Wasiirka amniga "Guddi ayaan u saarnay baarista wiil ay dileen ciidanka AMISOM"

0 Visits: 998 | Sunday October 04, 2015 - 14:28:14
Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo uu wehliyo Taliyaha hay'adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka

Read More »

Doorka saxaafadda ee Nabadda iyo isdhexgalka bulshada oo gaalkacyo lagu qabtay "SAWIRRO"

0 Visits: 1168 | Sunday October 04, 2015 - 14:24:14
Hay'adda Cilmi Baarista Puntland ee PDRC ayaa maanta Gaalkacyo ku qabatay kulan aqoon isweydaarsi ah oo u dhaxeeya suxufiyiinta ka howlgala Waqooyiga iyo Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolkaasi Mudug.

Read More »

Howlgallo amni xaqiijin ah oo laga sameeyay xaafadaha degmada Afgooye .

0 Visits: 1168 | Sunday October 04, 2015 - 14:18:35
Howlgallo lugu xaqiijinayo amniga degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sacadii ugu danbeeyay ciidamada amniga ee maamulka Koonfurgalbeed waxa ay ka sameeyeen xaafadaha degmadaasi.

Read More »

Wasiiru-dowlaha Warfaafinta oo ka hadlay xariga wariyeyaal "SAWIRRO"

0 Visits: 1161 | Saturday October 03, 2015 - 20:07:13
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Bekos oo shir jaraa'id ku qabtay xarunta Wasaaradda ayaa ka warbixiyay waxqabadka Xukuumadda,

Read More »

RW SOMALIA: Waxaan Dhisaynaa Ciidan Awood leh oo Hanta Amniga Dalka

0 Visits: 1037 | Saturday October 03, 2015 - 18:33:50
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa sheegay in ay wadaan Qorshe ay ku dhisayaan Ciidammo Awood leh oo la dagaalama Al-shabaab oo weli ka talisa deegaanno Soomaaliya ka tirsan.

Read More »

Saraakiisha ciidanka Xoogga ee Gobolka Gedo oo sheegay in Amniga Baadheere laysku halayn karo

0 Visits: 1104 | Saturday October 03, 2015 - 18:30:29
Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka ee ka howlgala Gobolka Gedo ayaa faah-faahin ka bixiyay Ammaanka Magaalada Baardheere, iyadoo ay dib usoo laabanayaan adeegyada Bulshada.

Read More »

Taliska Boliiska oo Wada qorshe lagu Horumarinayo Ciidankaas

0 Visits: 887 | Saturday October 03, 2015 - 18:27:08
Taliska Ciidanka Boliiska ayaa sheegay in si loo horumariyo Ciidankaas uu Billaabay in Ardayda ka Baxday Jaamacadaha iyo Dugsiyada sare uu fursad u siiyo inay ka mid noqdaan Saraakiisha Boliiska.

Read More »

Dowlada Soomaaliya iyo Bangiga Aduunka oo Nairobi Ku Kala Saxiixday Heshiis Lagu Bixinayo Mushaarka Shaqaalaha Dowlada"Sawirro"

0 Visits: 884 | Saturday October 03, 2015 - 18:24:46
Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Aduunka ayaa maanta magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis mudo shan sano ah soconayo oo ay ku baxeyso lacag dhan 144 milyan oo doolar,taasi

Read More »

R/wasaaraha " Waxaan Ummadda ka codsanayaa inay dowladda kala shaqeeyaan Ammaanka"

0 Visits: 1025 | Monday September 28, 2015 - 16:23:27
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa ugu baaqay shacabka inay kala Shaqeeyaan Dowladda la dagaallanka Maleeshiyaadka Shabaab si loo gaaro Nabad iyo xasilooni waarta.

Read More »

Taliska qaybta 4-aad ee AMISOM oo sheegay inay Buula-burte ka baxday Go'doonkii ay ku jirtay

0 Visits: 1086 | Monday September 28, 2015 - 15:45:10
Taliska Qaybta Afaraad ee Hawl-galka Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee gobollada dhexe ayaa sheegay in wixii xiligan ka dambeeya ay Degmada Buula-burte ka baxday go'doonkii ay mudada dheer ku jirtay.

Read More »

Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka oo soo bandhigay wadayaal Bajaaj oo aan heysan leysin

0 Visits: 1209 | Sunday September 27, 2015 - 11:38:53
Taliska ciidanka ilaalada Waddooyinka ayaa soo bandhigay ku dhowaad 90 mootooyinka loo yaqaano Bajaajta oo taliska uu sheegay in ay ku xadgudbeen sharciga wadista gaadiidka.

Read More »

Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweyne Xasan oo ka Qayb-galaya Shirka Guud ee QM

0 Visits: 1148 | Saturday September 26, 2015 - 18:51:07
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta u Ambabaxay Mareykanka, Halkaasoo ay kaga Qayb-galayaan Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Sannadkan.

Read More »

Safiirka Somalia ee Kenya iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta DFS oo Booqday Maxaabiis Somali ah

0 Visits: 1057 | Saturday September 26, 2015 - 18:35:14
Danjiraha Somalia u jooga Kenya, Jamaal Maxamed Xasan iyo Xubno la socday ayaa Waxay booqdeen Xabsiga Shimo ee ku yaalla Magaalada Mombasa ee dalka Kenya oo ay ku xiran yihiin in ku how

Read More »

Taliyaha iyo abaanduulaha cusub ee ciidanka xoogga dalka oo xilka la wareegay

0 Visits: 1046 | Saturday September 26, 2015 - 18:09:36
Munaasabad oo ay xilka kula wareegayeen taliyaha iyo abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, isla markaana uu ka qeyb galay Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mas'uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda,

Read More »

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay "SAWIRRO"

0 Visits: 974 | Saturday September 26, 2015 - 18:01:40
Mogadishu, 26 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.

Read More »

Madaxweynaha: "Shacabka Soomaaliyeed ha is cafiyaan, hana ka shaqeeyaan dib u dhiska iyo horumarka waddankooda''

0 Visits: 1073 | Friday September 25, 2015 - 11:57:45
Muqdisho, 24 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed

Read More »

Madaxweynaha: "Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed horumar la taaban karo ayuu sameynaya, dowladduna si buuxda ayay u garab taagan tahay''

0 Visits: 1070 | Friday September 25, 2015 - 11:48:04
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey Taliyaha Cusub ee Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Aadan Axmed

Read More »

DAAWO SAWIRADA: Sida looga ciiday Muqdisho

0 Visits: 1131 | Friday September 25, 2015 - 11:40:19
.

Read More »