Wararka

Madaxweynaha Dalka Oo Ugu Baaqay Odayaasha Deegaannada Koonfur Galbeed In Ay Ku Dadaalaan Cadaalada

0 Visits: 895 | Friday October 16, 2015 - 11:37:24
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud xili Shalay uu ka hadlayay munaasabad maalinimadii shalay lagu qabtay magaalada Beydhabo ee Xarunta gobolka Bay ayaa waxa uu odayaasha dhaqanka

Read More »

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo gaaray magaalada Cadaado(Sawiro)

0 Visits: 1135 | Friday October 16, 2015 - 10:38:23
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ay wehliyaan saraakiil kale oo saaka safar dhulka ah uga soo ambabaxay

Read More »

Golaha xukuumadda oo meel mariyay Siyaasada Caafimaadka iyo Dawada-Sawirro

0 Visits: 1039 | Friday October 16, 2015 - 10:25:04
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke,

Read More »

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka soo qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay "Sawirro"

0 Visits: 1002 | Friday October 16, 2015 - 10:22:19
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibrahim "Farkeeti" ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay magaalada

Read More »

Saraakiil ka tirsan UGUS oo lagu qabqabtay Howlgallo laga sameeyay Gobolka Galguduud

0 Visits: 1081 | Sunday October 11, 2015 - 11:32:10
Ciidamada dowladda Somalia ee Ceelbuur ku sugan ayaa sheegay in howlgallo ay sameeyeen ay kusoo qabteen saraakiil ka tirsan Al-shabaab.

Read More »

Taliyaha ciidanka booliska oo socdaal shaqo ku jooga Garoowe "SAWIRRO:

0 Visits: 1081 | Sunday October 11, 2015 - 11:25:04
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa maanta

Read More »

Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka Jawaabay "Diidmada Kenya" ee Dacwadda badda

0 Visits: 1061 | Sunday October 11, 2015 - 11:09:15
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Xeer ilaaliha guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir ayaa lagu sheegay in dowladda Kenya ay ka wal walsantahay saldhg la'aanta qaanuuneed ee doodooda la xiriirto sheegashada badda Soomaaliya.

Read More »

Guddiga Isku Dhafka Ciidanka Oo Beydhabo Gaaray

0 Visits: 1136 | Sunday October 11, 2015 - 10:59:23
Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo hoggaaminayo Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo xubno kale oo ka socda Dawladda dhexe

Read More »

Taliayaha ciidanka XDS oo garoonka Aadan Cadde ku sii sagootiyay Jen. Indhaqarshe

0 Visits: 1199 | Sunday October 11, 2015 - 10:52:14
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. S/G Maxamed Aaden Axmed iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha ee

Read More »

Wasiirka caafimaadka oo la kulantay dhiggeeda dalka Kuwait

0 Visits: 1090 | Saturday October 10, 2015 - 11:24:00
Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed oo Kuwait uga qeybgelaysa shirka kalfadhiga 62-aad ee wadammada Bariga iyo Mediterranean ayaa la kulantey wasiirka caafimaadka ee dowladda Kuwait Dr. Ali Al cubeydi.

Read More »

Taliyaha ciidanka Booliiska iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray Garowe "Sawirro"

0 Visits: 1155 | Saturday October 10, 2015 - 11:19:15
Wafdi uu hogaaminayo taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta gaaray maalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal.

Read More »

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka:- "Waa in la xiraa ciddii bixin weysa canshuraha guryaha" "Sawirro"

0 Visits: 1136 | Saturday October 10, 2015 - 11:15:22
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaliyeed Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay habeenkii Xalay aheeyd mar uu ka qeyb galay xaflad ka dhacday degmada dharkeynley oo Ujeedkeedu ahaa In l

Read More »

Wasiirka waxbarashada oo booqatay guriga hooyooyinka-Sawirro

0 Visits: 1305 | Thursday October 08, 2015 - 10:40:13
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya marwo Khadar Bashiir Cali ayaa maanta waxaa ay kormeer ku tagtay guriga hooyooyinka oo ku yaala degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir,

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in dib loo shirkii wada tashiga

0 Visits: 1111 | Thursday October 08, 2015 - 10:32:58
Cumar Aadan Qaadi oo ah la taliyaha guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la hadlay warbaahinta qaranka ayaa waxaa uu sheegay in wada hadalkii ku dhaxeeyay labada dhinac oo ku

Read More »

R/wasaare ku-xigeenka oo sheegay inay billaabaneyaan wada hadallada Dowladda iyo maamulka Somaliland

0 Visits: 977 | Thursday October 08, 2015 - 10:03:49
Ra'iisulwasaare ku-xigaenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib oo wareysi siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in wada hadaladaan lagu doonayo sidii markale midnimada Soomaaliya

Read More »

Taliyaha ciidanka XDS oo kormeeyay hoggaannada ciidanka "Sawirro"

0 Visits: 1091 | Thursday October 08, 2015 - 09:45:00
S/G Maxamed Aaden Axmed taliyaha ciidanka XDS ayaa maanta kormeer howlleed oo ugu kuur-geliyo xaaladda Ciidanka Xoogga dalka ku sameeyey hoggaamada kala duwan ee Ciidamadda iyo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga,

Read More »

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Denmark "Sawirro"

0 Visits: 1027 | Monday October 05, 2015 - 19:13:08
Muqdisho, 5 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Denmark uga wakiilka ah Soomaaliya Ms. Mette Knudsen.

Read More »

Dadkii ka Barakacay Qansaxdheere oo dib u soo laabanaya

0 Visits: 1082 | Monday October 05, 2015 - 19:00:57
Maamulka Degmada Qansaxdheere ayaa sheegay in ay dib ugu soo laabanayaan Degmada Dadkii kabarakacay xilli ay soo hagaageeyso Xaaladda Amni ee Dagmadaas.

Read More »