Wararka

M.weyne Xasan Sh Iyo Masuuliyiin kale Oo Salaad Janaaso ah Masjidka Shuhadaa Kula Tukaday Marxuum Dhagabadan+Sawirro

0 Visits: 1007 | Monday November 02, 2015 - 17:13:04
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano iyo saraakiil ayaa maanta ka qeyb galay salaada janaasada ee Meydka Alle ha u naxariistee Abaanduulahii hore ee Ciidamada xoogga dalka

Read More »

Somali National Army force chief commends UK for Supporting SNA.

0 Visits: 780 | Monday November 02, 2015 - 15:41:28
Somali national Army (SNA) chief of Defence Forces, Major General Mohamed Adan Ahmed has commended government of UK for its support and its pledges to Somali National Army.

Read More »

Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Maleeshiyaadka Ugus ay ku Qaadday Hoteelka SAXAFI.

0 Visits: 881 | Monday November 02, 2015 - 15:04:11
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii ay Al-shabaab ku qaaday shalay Hotel Saxafi oo ku yaalla bartamaha Magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.

Read More »

Taliyaha ciidanka oo uga mahadceliyey Safiirka Britain taageerada ciidanka xoogga "SAWIRRO"

0 Visits: 924 | Monday November 02, 2015 - 14:59:51
Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa kulan kula yeeshan xarunta Safaaradda Great Britain ee magaalada Muqdisho

Read More »

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay aga gaarka buulo burde

0 Visits: 846 | Monday November 02, 2015 - 14:55:11
Maamulka degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin ka bixiyay howllgallo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ciidamada ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmadaasi.

Read More »

Somali National Army together with Africa Union Peacekeepers begin operation to reopen roads blockaded by Al shabaab in Bakool.

0 Visits: 814 | Monday November 02, 2015 - 14:23:15
An official says that Somali troops, with the support of African Union soldiers have launched an operation aimed at opening of the main highways in Bakool region which were blockaded by Al shabaab militants.

Read More »

The Government troops And Amisom clash with Al shabaab near Dinsor Twon, 10 militants dead.

0 Visits: 826 | Monday November 02, 2015 - 14:23:15
Somali troops have clashed in a heavy battle with Al shabaab near Dinsor town, killing at least 10 militants, according to a military commander in the area.

Read More »

President Hassan Sheikh Mohamud has sent his silences condoles with hotel attack victims, terms incident desperate.

0 Visits: 893 | Monday November 02, 2015 - 11:30:07
President Hassan Sheikh Mohamud has strongly condemned the attack at Sahafi hotel which claimed at least 13 lives and injured close to 30 others.

Read More »

Security Council condemns Al-Shabaab attack on Somalia hotel.

0 Visits: 840 | Monday November 02, 2015 - 11:30:07
A deadly attack against a hotel in Somalia's capital has been condemned in the strongest terms by the UN Security Council.

Read More »

Somalia hotel attack underlines need for supporting Somali army – UN envoy.

0 Visits: 872 | Monday November 02, 2015 - 11:30:07
In the wake of the deadly complex attack on a Mogadishu hotel Sunday, the United Nations envoy to Somalia has called for more support to the Somali army which is struggling to contain the deadly guerilla war by the stubborn Al-Qaeda linked group with the help of the African Union force.

Read More »

AMISOM condemns attack on civilians at Sahafi Hotel in Mogadishu

0 Visits: 872 | Monday November 02, 2015 - 11:30:07
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) strongly condemns this morning's heinous terrorist attack on civilians at the Sahafi Hotel in Mogadishu town. A vehicle borne improvised explosive device was used to breach the hotel's security, in another senseless attack that has led to loss of…

Read More »

Jeneraal Dhaga badan: Maxaa lagu xusuusan doonaa ?

0 Visits: 1064 | Sunday November 01, 2015 - 18:51:52
Allaha u naxariistee Abaanduulihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Cabdikariin Yuusuf Aadan "Dhago badan" oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay weerarkii argagixisada Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Sawirrada: Sida ay ciidamadu u soo badbaadiyeen dadkii degganaa hotelka Saxafi

0 Visits: 1058 | Sunday November 01, 2015 - 16:32:02
Hoteelka Saxafi oo ay saaka weerar argagixiso ku qaadeen naftood halligayaal ka tirsan Al Shabaab ayaa xaaladdiisu hadda deggantahay, kaddib markii ciidamo ka tirsan nabad sugidda oo si gaar ah u tababaran ay galeen gudaha hoteelka iyagoo soo afjaray dhagar qabayaashii galay gudaha hoteelka.

Read More »

Madaxweynaha: ''Kama daali doonno dagaalka, ilamaa aan ka baabi'ino Al Shabaab''

0 Visits: 847 | Sunday November 01, 2015 - 16:28:41
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheikh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii argagixisada Alshabaab ku qaadeen hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku laayeen mas'uuliyiin dowladeed iyo dad rayid ah.

Read More »

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay Jaamacadda Barakatullah ee dalka India

0 Visits: 1008 | Sunday November 01, 2015 - 15:03:40
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday magaalada Bhopal ee dalka India oo si weyn loogu soo dhaweeyay halkaas oo uu madaxweynuhu kaga baxay machadka macalimiinta farsamada iyo cilmi baarista

Read More »

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Deegaanno Xudur Hoos Yimaada Ku Dilay 52 Dhagar Qabe UGUS

0 Visits: 954 | Sunday November 01, 2015 - 14:31:44
Maleeshiyaadka gabalkoodu uu sii dhacay Ee Al Shabaab oo isku dayay in weerar ay ku qaadaan deegaanno hoosyimaad degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa ku hungoobay, iyadoo khasaaro kale duwan loogu geystay

Read More »

Ciidamada NISA oo soo afjaray howl galkii Hotel Saxafi

0 Visits: 1224 | Sunday November 01, 2015 - 14:21:45
Ciidamada ammaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa soo afjaray howl galkii mudada saacadaha badan qaatay ee ka socday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho,

Read More »

Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay weerarka argagixiso ee lagu qaaday hotel Saxafi

0 Visits: 820 | Sunday November 01, 2015 - 14:05:19
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa ka hadlay weerarki argagixiso ee saaka lagu qaaday hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Faah faahin ka soo baxeysa weerarkii saaka lagu qaaday hotel Saxafi

0 Visits: 911 | Sunday November 01, 2015 - 13:59:38
Inta la ogyahay weerarkii argagixiso ee saaka lagu qaaday hotelka Saxafi waxaa ku geeriyooday mas'uuliyiin uu ka mid ahaa Allaha u naxarisstee Xildhibaan Cabdi Maxamed Abtidoon, Abaanduulihii hore ee

Read More »

The attack On Sahafi hotel.

0 Visits: 1118 | Sunday November 01, 2015 - 13:49:07
At least 12 people were killed on Sunday as Al-Shabaab militants stormed a hotel in Mogadishu, capital of Somalia, police and witnesses said.

Read More »