Wararka

Eight Somalis arrested in Kericho enroute to Nairobi

0 Visits: 923 | Saturday November 07, 2015 - 14:55:42
County Police Commander Rose Muchuma and Kericho West subcounty police boss Jared Mbae.

Read More »

Marwada Wasiirka Gaashaandhiga Oo Deeq Lacag Guddoonsiisay Ciidanka Cirka

0 Visits: 1101 | Friday November 06, 2015 - 12:45:13
Duniya Cali Mataan oo ah Marwada Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya islamarkaana uu dhalay Taliyihi Ciidanka cirka xiligii ay jirtay Dowladii Milatariga

Read More »

Warsaxaafadeed: Shirka Golaha Wasiirada ee joogtada ah

0 Visits: 857 | Thursday November 05, 2015 - 17:38:41
Muqdisho, November 5, 2015——Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Mudane Maxamed Cumar Carteh, waxaana kulanka looga hadlay qodobo kala duwan oo u badnaa,

Read More »

Maamulka Galmudug oo mar kale lagu wareejiyay hub iyo ciidan "Sawirro"

0 Visits: 1103 | Thursday November 05, 2015 - 17:18:43
Shacabka Galmudug ayaa gartay taageerada iyo tayaynta Ciidamada Maamul goboleedka Galmudug inay tahay xajinta iyo maamul wanaagga Galmudug,waxayna si Taageero ah maamulka ugu wareejiyeen Ciidan iyo gawaarida gaashaaman milateriga.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tababar U Soo Xiray Saraakiil Ka Tirsan CXD

0 Visits: 834 | Thursday November 05, 2015 - 14:27:41
Saraakiishani tababarka loogu soo xiray Xerada Tababarkaaga Ciidanka ee Jazeera 2 ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa ah ayaa muddo tababar halkaasi ku qaadanaya, iyadoo ay soo bandhigeen waxyaabahii ay barteen

Read More »

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Kigali Kula kulmay Xoghayaha Guud Interpol "Sawirro"

0 Visits: 906 | Thursday November 05, 2015 - 14:24:08
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Magaalada Kigali ee dalka Rwanda waxaa uu kula kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Boliiska Adduunka Interpol Mr. Jűgen Stock.

Read More »

Ciidamada Nabad Sugida Maamulka Galmudug oo soo furtay ajaaniib afduub loo Heysta

0 Visits: 1002 | Thursday November 05, 2015 - 14:21:57
Ciidamada Nabadsugidda ee Maamulka Galmudug ayaa soo furtay la heystayaal Iiraan u dhashay oo muddo 10 bilood ah afduub ahaan ay u heysteen Koox burcad badeed ah, kuwaa oo lagu hayay deegaanno ku teetsan Xeebaha Mudug.

Read More »

Ra'isul Wasaaraha Dalka Oo Shir Guddoomiyay Kulan Amniga Looga Hadlay

0 Visits: 835 | Thursday November 05, 2015 - 14:18:38
Ra'isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlay amniga Dalka oo ay ka qeyb galeen Taliyaha Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka,Taliyaha

Read More »

Many more Somali refugees in Kenya are finally returning home

0 Visits: 1472 | Wednesday November 04, 2015 - 13:07:42
More Somali refugee families at the Dadaab refugee camps in northeast Kenya are trickling back to their motherland because of relative peace in the war torn Somalia.

Read More »

Operation held in the outskirt of Qoqani in Jubba region.

0 Visits: 1084 | Wednesday November 04, 2015 - 11:18:01
At least two died and several others injured after SNA as Interim Jubba Administration forces supported by Kenyan soldiers who are part of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) staged attack on Al-Shabab control areas in the outskirt of Qoqani town.

Read More »

Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka oo ka hadlay sidii loo casriyeyn lahaa howlaha baarlamaanka

0 Visits: 874 | Tuesday November 03, 2015 - 16:19:55
Kulanka Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay kasoo qeybgaleen Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka waxaa shir guddoominayey Guddoomiye ku-xigeenka Labaad

Read More »

Wasiirka Maaliyadda oo soo xiray shirkii looga tashanayey nidaamka maaliyadda dalka "Sawirro"

0 Visits: 850 | Tuesday November 03, 2015 - 16:15:29
Muqdisho, 02, Nov, 2015…Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim "Fargeeti" ayaa maanta Muqdisho ku soo xiray shir balaaran oo mudo sadex maalmood ah u socday Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasiiradda Maamul Goboleedyada dalka,

Read More »

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Deegaanno Garbahaarey Hoosyimaada Kala Wareegay Argagaxisada

0 Visits: 830 | Tuesday November 03, 2015 - 16:09:25
Ugu yaraan 12 ka tirsan Al -Shabaab ayaa lagu dilay kaddib weerar Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ku qaadeen y meel u dhow magaalada Garbaherey ee gobolka Gedo , ee koonfurta Soomaaliya ,

Read More »

Tuulo Hoostimaada Beledweyne Oo Lagu Dilay Tiro Argagaxisada Ah

0 Visits: 891 | Tuesday November 03, 2015 - 15:47:48
Ciidamada Qalabka Sida ayaa Ugu yaraan saddex ka tirsan Argagaxisada' Al- Shabaab ' Ku dilay dagaal culus oo tuulo ku taala gobolka Hiiraan , bartamaha Soomaaliya ku dhex maray .

Read More »

Operation held in Bokol Region More than 10 Anti peaces group Al-shabab.

0 Visits: 980 | Tuesday November 03, 2015 - 13:59:57
A Somalia officials say at least 10 Al Shabab militants have been killed and dozen others were wounded in deadly battle that erupted in south of Somalia's Bakol region.

Read More »

Somali force kill12 'al-Shabaab' militants near Garbaherey town

0 Visits: 872 | Tuesday November 03, 2015 - 13:48:52
At least 12 'al-Shabaab' militants were on Tuesday killed by government forces in heavy clashes in a village near Garbaherey town in Gedo region, southern Somalia, officials and witnesses said.

Read More »

Further three 'al-Shabaab' militants shot dead in central Somalia

0 Visits: 866 | Tuesday November 03, 2015 - 13:48:52
At least three 'al-Shabaab' militants were killed on Monday in a heavy battle in a village in Hiran region, central Somalia, police have said.

Read More »

Further 10 'al-Shabaab' militants are killed in southern Somalia

0 Visits: 861 | Tuesday November 03, 2015 - 13:48:52
Somali military officials have confirmed that at least 10 'al-Shabaab' militants were killed in a battle in Bay region, southern Somalia.

Read More »

Operations against al-Shabaab held in GoofGudud

0 Visits: 893 | Tuesday November 03, 2015 - 13:48:52
South-West Somalia has elaborated operations in areas seized from militia control group and rehabilitation to make militiamen's already decided.

Read More »

Wasiir Diini: "Gen Dhegabadan wuxuu ahaa Muwaadin Duruuf adag ugu soo shaqeeyey dalkiisa Hooyo"

0 Visits: 979 | Monday November 02, 2015 - 20:47:01
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta ka qeyb galay aas Qaran oo loo sameeyey Abaanduulihii hore ee Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed Marxuum C/kariin Yuusuf Aaden (Dhegabadan)

Read More »