Wararka

Somali ambassador to Egypt dies in Cairo, the president sends condolence

0 Visits: 1056 | Monday November 23, 2015 - 11:19:53
President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sh. Mohamud sent condolence to the people, families and friends of the deceased diplomat,Abdullahi Hassan Mohamud, Somali Ambassador to Egypt.

Read More »

Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar oo geeriyooday iyo Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay

0 Visits: 1027 | Sunday November 22, 2015 - 18:02:12
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi diray shacabka ,qoyska iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdullaahi Xasan Maxamuud oo ahaa Danjirihii Soomaaliya u fadhiyey dalka Masar.

Read More »

Duqeyn loo geystey saldhig Al-Shabaab ku laheyd deegaan ka tirsan Shabeellaha Hoose

0 Visits: 878 | Sunday November 22, 2015 - 14:57:31
Wararka ka imaanaya deegaanka Beled-Amiin ee ka tirsan degmada Wanlaweyn ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe la duqeeyay saldhig ay ku lahaayeen Kooxda aragagesada Shabaab ku lahaayeen deegaankaas.

Read More »

U S drone strikes Al shabaab base in southern Somalia, More than 19 Anti peace group have died.

0 Visits: 868 | Sunday November 22, 2015 - 13:46:27
An official says u s drone has conducted a late night airstrike against a base belonging to Al shabaab in Lower Shabelle region of southern Somalia.

Read More »

Galmudug Residents Praised for Efforts Made in Reconciliation and State Building

0 Visits: 919 | Sunday November 22, 2015 - 10:50:41
The people of Galmudug have been commended by the African Union Mission in Somalia (AMISOM), for setting the path for reconciliation and state building efforts in the country.

Read More »

More than 200 Recruits Complete AMISOM Paramilitary Training

0 Visits: 887 | Sunday November 22, 2015 - 10:50:41
More than 200 recruits completed a six-month paramilitary training in Baidoa, becoming the first group of combat soldiers for the South West Region of Somalia.

Read More »

Security forces launch operations in Afgooye following security threats in the town.

0 Visits: 936 | Sunday November 22, 2015 - 10:50:41
Somali government forces launched operations last night to hunt down suspects reported to be behind the escalating security situation Afgooye town, residents have said.

Read More »

Somali National Army and African Union Peacekeepers conduct security sweep outside Anti peace Tiyeglow in Bokol Region.

0 Visits: 888 | Saturday November 21, 2015 - 15:10:08
Somali Government forces backed by AMISOM troops have battled Al-Shabab fighters as a military commander says.

Read More »

AMISOM commends partners for continued support, highlights achievements made in the implementation of it's mandate.

0 Visits: 830 | Saturday November 21, 2015 - 13:56:56
AMISOM commends partners for continued support, highlights achievements made in the implementation of it's The African Union Mission in Somalia has expressed appreciation for the continued support from the European Union towards the implementation of its mandate. AMISOM made the remarks during a…

Read More »

Kenya police reduce terror threats along Somali border.

0 Visits: 834 | Saturday November 21, 2015 - 13:56:56
Kenya's security forces on Friday said that they have destroyed six Al-Shabaab camps that were located in Boni forest on the Kenya-Somalia border that were used by the insurgents to launch attacks against Kenya.

Read More »

Somali police conduct security sweep outside Mogadishu, Against Al shabab suspects.

0 Visits: 881 | Saturday November 21, 2015 - 13:56:56
Somali and AMISOM have launched a joint security sweep at agriculture university area and Arbiska village in the outskirts of Mogadishu, residents said.

Read More »

Jubbaland promised the out of push Al-shabab in all over Jubbalnd areas and the rest of the country.

0 Visits: 862 | Saturday November 21, 2015 - 13:56:56
Jubbaland deputy president Abdullahi Sheikh Osman Fartaag says that the administration planned to annihilate Al-Shabab fighters from all areas under Jubbaland State.

Read More »

Ra'isul Wasaaraha Dalka Oo Tababar Beydhabo Ugu Soo Xiray Ciidamo Ka Tirsan Daraawiishta

0 Visits: 965 | Saturday November 21, 2015 - 11:15:49
Ra'isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay tababar ugu soo xiray ciidan ka tirsan boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa daraawiishta ee maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya oo tiradoodu ahayd…

Read More »

Daawo Sawirrada:- Madaxweyne Xasan Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

0 Visits: 901 | Saturday November 21, 2015 - 11:15:49
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib shir caalami ah oo ganacsiga looga hadlay oo uu kaga soo qeyb Wadanka Imaaraadka Carabta.

Read More »

Shirka Golaha Wasiirada oo isku raacay in dib loo furo safaaradihii Soomaaliya ee hore loo xirey

0 Visits: 820 | Thursday November 19, 2015 - 20:17:34
Kulankii toddobaadlaha oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa la isku raacay in dib loo furo safaaradihii Soomaaliya ee bishii July ee sanadkii 2014kii la xiray.

Read More »

Ciidammada ammaanka oo toogtay Nin Haweeneey ku dilay Suuqa Bakaaraha

0 Visits: 1217 | Thursday November 19, 2015 - 18:40:20
Ciidanka Nabad-Sugidda ayaa maanta Suuqa Bakaaraha ku toogtay wiil dhallinyaro ah oo toogasho ku dilay Haweeney ganacsato ahayd oo lagu magacaabi jiray Ubax Cali Dhubad, sida ay sheegeen saraakiisha NISA.

Read More »

Taliyaha ciidanka XDS oo maanta kulan la qaatay saraakiisha ciidanka

0 Visits: 910 | Thursday November 19, 2015 - 18:06:18
Taliyaha ciidanka XDS S/gaas Maxamed Aasan Axmed ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka XDS kaasoo looga hadlay xaaladda ciidanka, iyo habka ay u socdaan howlgallada ciidamadu ay ka wadaan qeybo ka mid ah gobollada dalka.

Read More »

Ra'iisul wasaaraha oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

0 Visits: 978 | Wednesday November 18, 2015 - 17:35:05
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaaalada Baydhbo ee xarunta gobolka Bay ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlad goboleedkada Koonfurgalbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Read More »