Taliyaha guud ciidamada qalabka sida ahne Madaxweynaha soomaaliya oo manta dalka dib ugu soo laabtey

0
Sunday December 06, 2015 - 17:43:48 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha guud ciidamada qalabka sida ahne Madaxweynaha soomaaliya oo manta dalka dib ugu soo laabtey

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho si diirran ugu soo dhaweeyay gudoomiyaha Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan, wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan baarlamanka iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxwene Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Johanisberg ee dalka South Africa uga soo qeybgalay shirka madaxda dalalka Afrika iyo Shiinaha kaasoo looga hadlayay horumarinta xiriirka Africa iyo Shiinaha gaar ahaan dhinaca ganacsiga iyo dhaqaalaha.

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Maxamuud ayaa kulan gaar ah la soo qaatay dhiggiisa dalka Shiinaha oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada dal.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip