Maxamed Sh Xassan Xaamud oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Washington+SAWIRO

0
Sunday December 06, 2015 - 09:29:12 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1053
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamed Sh Xassan Xaamud oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Washington+SAWIRO

    Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Washington, isagoo halkaasi kula kulmay madaxda Safaaradda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Washington, isagoo halkaasi kula kulmay madaxda Safaaradda.

Taliyaha iyo mas’uliyiintii la socotay ayaa lagu soo dhaweeyay xarunta Safaaradda waxaana ku kula kulmay Safiirka Wadankeena u fadhiya dalka Mareykanka Danjire Axmed Cawad iyo xubno kale oo ka mid ah howlwadeenada Safaaradda, waxaana uu u kuurgalay sida ay u shaqeyso safaaradda.

Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa Mareykanka u jooga sidi loo tayayn lahaa ciidanka booliska, kadib markii uu casuumaad ka helay madaxda dalka Mareykanka.

WASH 7WASH1WASH2WASH3WASH4WASH5WASH6WASH7 (1)






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip