Ciidamada dowladada soomaliya oo diley horjogayaal ajanib ah oo ka tirsan kooxda ugus.

0
Saturday December 05, 2015 - 13:59:47 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 937
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada dowladada soomaliya oo diley horjogayaal ajanib ah oo ka tirsan kooxda ugus.

    Ciidamada Militariga ee Dowladda soomaaliya ayaa ku guuleeystay in ay toogasho ku ay ku dileen dhagar ka qabayaal iyo horjogayaal ka tirsan kooxda gabalkeedu dhacay ee ugus .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Militariga ee Dowladda soomaaliya ayaa ku guuleeystay in ay toogasho ku ay ku dileen dhagar ka qabayaal iyo horjogayaal ka tirsan kooxda gabalkeedu dhacay ee ugus .

Ka dib markii uu dagaal ku dhexmaray degaanka Baar oo 16 –kiilo mitir kaga beegan Dhinaca galbeed ee magalada baladweeyne xarunta gobolka hiiraan sida uu warbaahinta qaranka ugu waramay daahir Amin jeesow oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka federaalka Islamarkaana ah Gudoomiye ku xigeenka Gudiga Arimaha gudaha iyo federaalka ee baarlamaanka soomaaliya ayaa waxa uu sheegey in ciidamada dowlada soomaliya ay toogteen horjogayaal Ajaanib ah oo ka mid ah kooxda gabalkeedu dhacey ee ugus .

 

Xildhibaan Daahir amiin jeesow ayaa waxaa uu sidoo kale ka Hadley halka ay marayaan howlaha tababarka ciidamada la qarameeynayo ee dowladda soomaaliya ayaa sheegey in ay gacan weyn oo muuqata ka geeystay howlgalada dagaalada ka dhan ah kooxda ugus islamarkaana ay damacsan yihiin in bartilaameedyada dhiman ay soo gaba gabeeyaan si looga sifeeyo maleeyshiyada kooxda gabalkeedu dhacey ee ugus iyo deeganada ay kaga sugan yihiin gobolada dalka .




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip