Madaxda galmudug iyoPuntland oo socod ku maraya gaalkacyo

0
Saturday December 05, 2015 - 12:17:37 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 812
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda galmudug iyoPuntland oo socod ku maraya gaalkacyo

    Wafdigii uu hogaaminayay Ra'iisul wasaaraha oo ay wehliyaan Madaxwayneyaasha Maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland oo ku sugan Koonfurta magaaladda Gaalkacyo ayaa waxa ay socod ku soo mareen goobihii lagu dagaalamay, taasi oo ay ugu kuurgal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdigii uu hogaaminayay Ra'iisul wasaaraha oo ay wehliyaan Madaxwayneyaasha Maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland oo ku sugan Koonfurta magaaladda Gaalkacyo ayaa waxa ay socod ku soo mareen goobihii lagu dagaalamay, taasi oo ay ugu kuurgalayeen xaalada sida ay tahay.

Madaxda oo iminka kulan ku leh Hotelka Five star ee Koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug ayaa waxa ay kaga hadlayaan sidii looga dhabeyn lahaa heshiisyadii ay kala saxiixdeen., isla markaana looga wada qeyb qaadan lahaa horumarka gobolka.

Wararka ka imaanaya Gaalkacyo ayaa tilmaamaya in kulanka maanta uu yahay mid lagu xoojinayo qodobadii lagu heshiiyay iyo sidii loo dhaqan gelin lahaa, madaama ay kala saxiixdeen heshiis lagu soo afjarayo colaaddii Gaalkacyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip