Gen Xaamud oo USA kula kulmay Keith Ellison(Sawirro)

0
Saturday December 05, 2015 - 09:42:05 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 794
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gen Xaamud oo USA kula kulmay Keith Ellison(Sawirro)

    Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalmahan booqasho ku marayay Magaalooyin ka tirsan Mareykanka ayaa waxaa uu kulamo la yeeshay Madax ka tirsan Mareykanka iyo Saraakiil Ciidan, waxayna ka wada hadleen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalmahan booqasho ku marayay Magaalooyin ka tirsan Mareykanka ayaa waxaa uu kulamo la yeeshay Madax ka tirsan Mareykanka iyo Saraakiil Ciidan, waxayna ka wada hadleen xiriirka iskaashi ee amni ee labada dal waa Mareykanka iyo Soomaaliya.

Taliyaha Booliska Soomaaliya dadkii uu la kulmay waxaa ka mid ahaa Xildhibaanka Muslimka Ah Ee Golaha Congresska Mareykanka Keith Ellison iyo xubno kale.

BH0A6943BH0A6944BH0A6764BH0A6766BH0A6770BH0A6786BH0A6791BH0A6813BH0A6820BH0A6830BH0A6842BH0A6843BH0A6857BH0A6867BH0A6869BH0A6876BH0A6877BH0A6886BH0A6915BH0A6919BH0A6923


wahid a1



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip