Wasiirka amniga qaranka waxaan magacaabney gudi baaritaano kusoo sameyaya dilkii loogu geestey magalada baladweeyne mahdi xuseen macow

0
Monday November 16, 2015 - 07:51:01 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka amniga qaranka waxaan magacaabney gudi baaritaano kusoo sameyaya dilkii loogu geestey magalada baladweeyne mahdi xuseen macow

    Wasiirka amniga qaranka cabdirisaaq cumar maxamed ayaa sheegey in ay magacaabey gudi baaritaano kusoo sameeya dilkii loogu geestey magaalada baladweyne mahdi xuseen macow oo u shaqeynayay hay ada miina baris ee qaramada midoowe dilkaasi oo ay u geest

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka amniga qaranka cabdirisaaq cumar maxamed ayaa sheegey in ay magacaabey gudi baaritaano kusoo sameeya dilkii loogu geestey magaalada baladweyne mahdi xuseen macow oo u shaqeynayay hay ada miina baris ee qaramada midoowe dilkaasi oo ay u geesteen kooo wadtey gaari marxuumka ayaa lagu diley magalada baladweyne .

 wasiirka ayaa sheegey in gacanta lagu haayo kooxihii diley marxuumka

Wasiirka amniga gudaha C/risaaq Cumar Maxamed oo la Hadley warbaahinta qaranka ayaa sidoo kale sheegay in uu guddi soo baara u magacaabay dilka marxuum Mahdi Xuseen Macoow oo ah ninka lagu dilay magaalada Beledweyne

wasiirka ayaa xusay in guddiga uu magacaabay uu ka koobanyahay ilaa Todobo xubnood oo ka kala socda hey’adaha ammaanka, wuxuuna xusay in guddiga uu manta u bixi doono Beledweyne si ay u soo baaraan kiiskaasi

hadalka wasiirka amniga qaran abdirisaaq cumar maxamed ayaa imaanayo ka dib shaley dil loogu geestey magalada baladweyne sargaal ka tirsan hayadaha qaramaada midowe u qaabilsan miino baarista kaa oo lagu magacabo mahdi xusein macow




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip