DAAWO SAWIRADA:- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Oo kulan la yeeshay dhigiisa Dalka Suudaan

0
Tuesday November 10, 2015 - 16:46:13 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO SAWIRADA:- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Oo kulan la yeeshay dhigiisa Dalka Suudaan

    Kulankan is wareysiga ahaa kadib ayuu wafdigu booqday Xarumaha Ciidanka Booliska ee Sudan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankan is wareysiga ahaa kadib ayuu wafdigu booqday Xarumaha Ciidanka Booliska ee Sudan,



Ugu horeyn wafdiga ayaa ku hormaray Xarunta Dambi Baarista Dalka Suudaan iyagoo halkaa kula kulmay mas'uuliyiinta Xaruntaas sidoo kale Saraakiisha Soomaaliyeed loo soo bandhigay Qaar kamida Eeyaha sida gaarka u tababar oo ka koobnaa ilaa Sadax qeybood oo kala ahaa Qaybta Baarta Qaraxyada, Qaybta Baarta Mukhadiraadka iyo Qaybta soo qabata Dambiilaha


 

Taliyaha Ciidanka Booliiska soomaaliyeed General  Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo wafdigi uu hogaaminayay oo ayaa Kulan la yeeshay dhigiisa dalka sudan,

Kulankan oo ay labada dhinac kawada hadleen arrimaha Ciidanka Booliska ayuu Taliyaha Ciidanka Booliska Somalia ka warbixiyay Xaalada Ciidanka Somalia iyo marxalada ay haatan ku shaqeeyaan.

Inta  kadib ayuu wafdigu Booqday Xarunta Tarafikada ee dalka Sudan iyagoona warbixino isweydaarsaday Maamulka Xaruntaas   Xarunta iyo sida ay u shaqeyso Taraficada Dalka sudan

Wafdiga oo Maalmo kooban ku qaadan Doono Dalka Suudaan ayaa lagu wadaa inay booqdaan Xarumo kala Duwan sidoo kalena Heshiiso Cusub saxiixaan kuwo Horena soo Cusbooneysiiyaan

 

BH0A9242BH0A9248BH0A9252BH0A9263BH0A9312BH0A9327BH0A9374BH0A9376BH0A9378BH0A9388BH0A9394BH0A9397BH0A9399BH0A9415BH0A9416BH0A9418BH0A9422BH0A9428BH0A9438BH0A9440BH0A9447BH0A9461BH0A9463BH0A9468BH0A9469BH0A9472BH0A9477BH0A9479BH0A9487



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip