Qaasim Axmed Rooble afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Booliiska si loo ciribtiro UGUS.

0
Wednesday April 22, 2015 - 13:36:07 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaasim Axmed Rooble afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Booliiska si loo ciribtiro UGUS.

    Afhayeenka Ciidanka booliiska Soomaaaliya Mudane Qaasim Axmed Rooble oo la hadlayay Warbaahinta ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay xiriir wanaagsan la yeeshaan Ciidamada Amaanka & kuwa Booliiska si Kooxaha Xagjirka ee Gumaadka umadda So

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Ciidanka booliiska Soomaaaliya Mudane Qaasim Axmed Rooble oo la hadlayay Warbaahinta ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay xiriir wanaagsan la yeeshaan Ciidamada Amaanka & kuwa Booliiska si Kooxaha Xagjirka ee Gumaadka umadda Soomaaliyeed loo ciribtiro.

Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay hadii la hello wada shaqayn toos ah oo dhexmarta Shacabka & Ciidamada in ay fashilmayaan falalka guracan ee UGUS ay la malleegayaan Umadda soomaaliyeeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip