Qarax lala eegtay maqaayad ku taalla Muqdisho oo dad rayid ah ay ka qadeynayeen.

0
Tuesday April 21, 2015 - 14:10:03 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax lala eegtay maqaayad ku taalla Muqdisho oo dad rayid ah ay ka qadeynayeen.

    Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacaymaqaayad ay dad badani ku jireen oo ku taalla ka soo horjeedka Hotelka Centeral ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacaymaqaayad ay dad badani ku jireen oo ku taalla ka soo horjeedka Hotelka Centeral ee magaalada Muqdisho.

Maqaayaddan oo Banooda lagu magacaabo ayaa la ag dhigay gaari walxaha qarxa ay ku jireenxilliga qadada, dad badan ayaa waxyeello ka soo gaartay sida ay sheegayaan dad goob joogeyaal ah.

Bishii February 20-keedii ayaa qarax ismiidaamin ah lala eegtay Hotel Central oo ka soo horjeeda maqaayaddan oo ku taalla degmada Boondheere, waxaa halkaas ku dhintay dad ka badan 30 qof oo ay ku jiraan masuuliyiin dowladda ka tirsan.

Shalay ayay kooxda Al-Shabaab magaalada Garowe ku qarxiyeen qaari ay la socdeen shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay, waxaa halkaasi ku dhintay sideed qof.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip