Shabaab oo lagala wareegay Deegaanno ka tirsan Gobolka Baay

0
Monday September 14, 2015 - 12:37:54 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1019
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabaab oo lagala wareegay Deegaanno ka tirsan Gobolka Baay

    Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ugala wareegay kooxda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ugala wareegay kooxda

shabaab Deegaanno katirsan Gobolka  Baay  iyagoo ka soo qaatay kooxdaasna hub iyo saanad milatari.

Wasiirka Dhaqancelinta  Maleeshiyaadka iyo Tababarrada ciidanka Maamul Gobolleedka koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa sharraxaad waxa uu ka bixinayaa deegaannadii ugu dambeeyay ee laga saaray maleeshiyaadka Nabaddiidka ah ee Al shabaab waxa uu sidoo kale tilmaamay in ay maalinba maalinta ka dambeysa ay soo badanayaan Dhallinyarada ka soo tagaya maleeshiyaadka Al shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip