Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo dallacsiiyay ciidan Qur'aanka Kariimka ah xifdiyay.

0
Saturday June 15, 2024 - 14:24:23 in Wararka by
  • Visits: 29
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo dallacsiiyay ciidan Qur'aanka Kariimka ah xifdiyay.

    Iyadoo horey kaliya ciidanka loogu dallacsiin jiray shahaada maadiga ah iyo shaqo wanaaga ayaa taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin waxa uu qaatay dhiiragelinta ciidanka xaafidul Qur'aanka ah isagoo dallacsiiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo horey kaliya ciidanka loogu dallacsiin jiray shahaada maadiga ah iyo shaqo wanaaga ayaa taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin waxa uu qaatay dhiiragelinta ciidanka xaafidul Qur'aanka ah isagoo dallacsiiyay.
Taliyaha hoggaanka Kormeerka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ahna Ku simaha Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Axmed Dayib Axmed (Dhagacaleen) ayaa dhiirigalin ugu Tagay Ciidankan Dhawaan uu dallacsiiyey Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip