Ciidan Boliska Jubbaland oo gacanta ku dhigay Maandooriye xashiishka iyo ragii watay.

0
Thursday October 10, 2024 - 15:16:37 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 37
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidan Boliska Jubbaland oo gacanta ku dhigay Maandooriye xashiishka iyo ragii watay.

    Ciidamada Booliska Jubaland, gaar ahaan kuwa Gobolka Jubada hoose oo hawl-gallo lagu bartil-maameed-sanayay maandooriyaha xashiishka ka sameeyay xeebaha Kismaayo ayaa xeebta Calanleey kusoo bandhigay kiishash Xashiish ah oo gaaraya 76 kiilo, labo doo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska Jubaland, gaar ahaan kuwa Gobolka Jubada hoose oo hawl-gallo lagu bartil-maameed-sanayay maandooriyaha xashiishka ka sameeyay xeebaha Kismaayo ayaa xeebta Calanleey kusoo bandhigay kiishash Xashiish ah oo gaaraya 76 kiilo, labo doon oo siday xashiishka iyo 5 kamid ah ragii waday, kuwaas oo rabay inay si qarsoodi ah ku soo galiyaan gudaha magaalada.
Hogaanka Qorsheynta iyo Tababarada, ahna Afhayeenka Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose, Dhame Shukri Faarax Ducaale oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kadib markii laamaha ammaanku heleen xogo la xiriira daroogo magaalada kusoo wajahan, ay ku guuleysteen inay gacanta kusoo dhigaan xashiish dhan 76 kiilo iyo 6 nin oo daroogadaas wadey.
 
 
 
 
 
 
 
 
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip