Dood cilmiyeed uu soo agaasimay Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka ayaa maalintii labaad lagu qabtay magaalada Kismaayo.

0
Sunday October 06, 2024 - 21:00:19 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 47
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dood cilmiyeed uu soo agaasimay Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka ayaa maalintii labaad lagu qabtay magaalada Kismaayo.

    Shirkan oo muddo soo socday, ayna maanta ahayd gunaanadkiisa ayaa si wayn loogu faaqiday muhiimadda ay leedahay wada shaqaynta hay'adaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkan oo muddo soo socday, ayna maanta ahayd gunaanadkiisa ayaa si wayn loogu faaqiday muhiimadda ay leedahay wada shaqaynta hay'adaha
 ammaanka iyo daneeyayaasha hormarka ee la xiriirta deegaannada laga xoreeyey Maleeshiyaadka khawaarijta
Waxaana la isla qaatay in sare loo qaado ilaalinta arrimaha rayidka iyo xasilinta guud.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip