Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oomaanta tababar u soo xeray saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Komaandooska Xoogga Dalka ee Danab

0
Wednesday October 09, 2024 - 14:08:23 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 53
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oomaanta tababar u soo xeray saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Komaandooska Xoogga Dalka ee Danab

    Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xeray saraakiil iyo saraakiil xigeenno

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xeray saraakiil iyo saraakiil xigeenno
ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Komaandooska Xoogga Dalka ee Danab kadib xaflad ka dhacday Dugsiga halyey Gaashaanle Xasan Tuurre ee xera Bali-doogle ee Gobolka Shabeeladda Hoose.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip