Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kulan looga hadlayay dardargalinta howlgalada kooxaha argagaxisada la qaatay hoggaannada Ciidanka Xoogga Dalka.

0
Saturday June 15, 2024 - 14:16:13 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 34
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kulan looga hadlayay dardargalinta howlgalada kooxaha argagaxisada la qaatay hoggaannada Ciidanka Xoogga Dalka.

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta kulan looga hadlayay dardar galinta howlgallada la qaatay hoggaannada Ciidanka Xoogga Dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta kulan looga hadlayay dardar galinta howlgallada la qaatay hoggaannada Ciidanka Xoogga Dalka.
S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa warbixino ka dhageystay saraakiisha hoggaannada isagoo ku amray in la kordhiyo howlgallada cadowga looga xoreynayo dalka.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip