Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howgal sifeyn ah waxay ka sameyeen wadooyinka xiriiriya gobolada Baay, Bakool iyo Gedo

0
Friday June 14, 2024 - 22:00:46 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 34
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howgal sifeyn ah waxay ka sameyeen wadooyinka xiriiriya gobolada Baay, Bakool iyo Gedo

    Guutada 8-aad ee qeybta 60-aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howgal sifeyn ah waxay ka sameyeen wadooyinka xiriiriya gobolada Baay, Bakool iyo Gedo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guutada 8-aad ee qeybta 60-aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howgal sifeyn ah waxay ka sameyeen wadooyinka xiriiriya gobolada Baay, Bakool iyo Gedo
 halkaas oo ay ku dhuumalaysanayeen xubno ka tirsan khawaarijta.
Inta uu socday howlgalka ciidanka ayaa burburiyey goobo gambaad u ahaa Khawaarijta dadka rayidka ahna ay ku dhibateen jireen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip