Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galay Xafladda Qalin jibinta Dufcadda 12 -aad ee Jaamacadda Dalka Rwanda Qeybteeda Boliiska

0
Friday June 14, 2024 - 20:31:49 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 35
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galay Xafladda Qalin jibinta Dufcadda 12 -aad ee Jaamacadda Dalka Rwanda Qeybteeda Boliiska

    Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Ahmad Firin iyo Wafdi Saraakiil Sare ah oo Hoggaaminaayo ayaa ka qeyb galay Xafladda Qalin jibinta Dufcadda 12 -aad ee Jaamacadda Dalka Rwanda Qeybteeda Boliiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Ahmad Firin iyo Wafdi Saraakiil Sare ah oo Hoggaaminaayo ayaa ka qeyb galay Xafladda Qalin jibinta Dufcadda 12 -aad ee Jaamacadda Dalka Rwanda Qeybteeda Boliiska
oo ay ku Jiraan Saraakiil Ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaliyeed
Saraakiisha Qalin Jibinaysa oo ka kooban Dalalka Afrika Waxaa Qeyb ka ah Saraakiil Ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomalaiyeed Kuwaas oo qaatey shahaadada heerka 2-aad ee Jaamacadda Dalka Rwanda, Kuliyadda Daraasaadka Amniga iyo Xalinta Khilaafaadka, Diploma Sare Istaraatiijiyada Maamulka iyo Maareynta sidoo kale dhameytay waxbarashada Abaanduul Sare.
Tirada Saraakiisha qalin jibisay oo ahayd 34 Sarkaal ayaa ka kala socday wadamada kala ah:- Somali ,Botswana, Kenya, Lesotho, Malawi, Rwanda, Namibia, South Sudan iyo Tanzania
Xafladda Qalin waxay ka dhacday Dalka Rwanda, Gobolka Musanze Akadeemiyadda Sare ee Boliiska Dalka Rwanda.
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip