Labo dhagar qabe oo ka tirsan Maleeshiyaadk Khawaarijta oo isku soo CXDS Ee Fadhigeedu Yahay Degaanka goof gaduud Buurey.
Cali xasan Cali oo looyaqaano ( Cali Dheere ) ayaa isku Soo Dhiibey Taliska Ururka 47-aad Ee Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad CXDS Ee Fadhigeedu Yahay Degaanka goof gaduud Buurey.
wuxuuna Tababaro kala Duwan kusoo Qaatey Gobalada Baay iyo Sh/Dhaxe wuxuuna Dagaalo dhowr ah ka qeyb qaatey oo ka dhacay Degmooyinka Aadan yabaal Masaajid Cali Gadud Iyo Qeybo kamidah Mudug iyo Gal- Gaduud .
Wuxuuna Maleshiyada Al Shabab Kujirey Mudo Kabadan 12 sano .
Maxamed Deeq wuxuu Maleshiyada Al Shabaab Tababaro ugu Sooqatey Degaanka 20 jirow Ee Gobalka Baay wuxuuna uqaabilsanaa Baada Shacabka Soomaaliyeed .
Ugu Dambeyn Cali Xasan iyo Maxamed Deeq ayaa Siwadajir ah Saxibadooda Duurka jira ka codsadey in ay isku Soo Dhiibaan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed.