Maxkamada Ciidamada qalabka sida howla shaqa ujoogta Degmada Buula barde Ee Gobalka Hiiraan

0
Wednesday June 12, 2024 - 13:17:26 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 30
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Ciidamada qalabka sida howla shaqa ujoogta Degmada Buula barde Ee Gobalka Hiiraan

    Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo howla shaqa ujoogta Degmada Buula barde Ee Gobalka Hiiraan ayaa kulan is Xog wareysi ah la yeelatay Sarakiisha Ciidamada qalabka sida iyo kuwo ATMIS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo howla shaqa ujoogta Degmada Buula barde Ee Gobalka Hiiraan ayaa kulan is Xog wareysi ah la yeelatay Sarakiisha Ciidamada qalabka sida iyo kuwo ATMIS.
Kulanka is Xogwareysi kadib Sarakiisha Ayaa
Ku Xigeenka Xeerilaaliyaha Guud Ciidamada Qalabka Sida Xasan Siyaad Maxamed (Hassan Tarsad) waxa uu faray dardar Galinta Howlaha Ciidamada qalabka sida iyo sidi Bulshada loogu adeegi lahaa islamarkaana faray in Bulshada si wanaagsan loola dhaqmo inta ay socdaan Arimaha ciidan ee amniga lagu xaqiijinayo.
dhinaca kale Xeerilaaliyaha Ciidamada Qalabka sida ayaa waxaa uu dhankooda warbixin ka dhageystay Saraakiisha Ciidamada

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip