Golaha wasiirrada XFS oo mushaarkooda ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta

0
Thursday October 26, 2023 - 18:50:22 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha wasiirrada XFS oo mushaarkooda ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta

    Kulanka shirka golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mushaarkooda ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta Al shabaab ee ka socda qabyo ka mid ah goboladda dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka shirka golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mushaarkooda ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta Al shabaab ee ka socda qabyo ka mid ah goboladda dalka

Shirka golaha Wasiirrada ee toddobaadlaha oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa waxa ka soo baxay go’aamo muhiim ah, waxaana bulshada Soomaaliyeed la wadaagay Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale oo shaaciyay in Golaha Wasiiradu ay mushaarkooda ku teegèereen howlgalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip