Xasan Gerdhuub oo Khawaajirta ka tirsana ayaa isku soo dhiibay ciidanka Xds

0
Thursday October 26, 2023 - 18:49:25 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Gerdhuub oo Khawaajirta ka tirsana ayaa isku soo dhiibay ciidanka Xds

    Xasan Xuseen Ibraahim oo Magac afgarashada looga dhex yaqaanay Khawariijta u ahaa (Gerdhuub) kana tisana mudo 5-Sano ah ayaa u qaabilsanaa qaybta Jabhada ee gobolada Baay iyo Jubbada hoose oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Qeybta 6

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xasan Xuseen Ibraahim oo Magac afgarashada looga dhex yaqaanay Khawariijta u ahaa (Gerdhuub) kana tisana mudo 5-Sano ah ayaa u qaabilsanaa qaybta Jabhada ee gobolada Baay iyo Jubbada hoose oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Qeybta 60aad.

Xasan oo ka tisanaa maleeshiyadda Khawaarijta ah ee Al shabaab mudo 5-sano ah ayaa ka warramay sababta ku kaliftey in khawariijt isaga soo baxo,”waxaan ku qabay dhibaato mudadiid aan ka tirsana Maleeshiyada,waxaan dhibsaday dhibaatada ay u geysanayaan shacabka ee aan waxba galabsan,waan go’aansaday in aan isaga soo baxo oo aan isku soo dhibo ciidanka dowladda,waxaan raba in aan baaq u diro saaxiibadayda kale ee wali ku harsan kasii mid ahaanshiyahooda,waxaan lee yahay isaga soo baxa oo isku soo dhiiba ciidanka dowladda.” waaa sidaa yiri horjoogaha oo hadda ku jira gacanta dowladda.

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaallo xoogan ku bixinaysa muddooyinkii danbe dagaalka xoreynta dalka iyo sidii dalka xasilooni loogu soo dabaali laha.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip