Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kulan la qaatay sii hayaha safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya

0
Thursday October 26, 2023 - 18:47:32 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kulan la qaatay sii hayaha safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Kulan la qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon,S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya waxay a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Kulan la qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon,S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya waxay a wadda hadleen Sara u qaadista tababarada ay siiyaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar haan Kumaandooska Danab iyo Qalabeyntooda.

kulankan ay yeesheen taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo siihayaha safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa imaanay xilli ay dowladda Soomaaliya ay wado dagaal ka dhan ah maleeshiyada Khawaarijta ee Al shabaab oo looga saarayo deegaanada ay ku harsan yihiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip