Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo garoonka ciidanka Cirka kusoo dhaweeyay cutubyo ka tirsan CXD

0
Wednesday October 25, 2023 - 11:37:03 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo garoonka ciidanka Cirka kusoo dhaweeyay cutubyo ka tirsan CXD

    Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibrahim Sheikh Muhudin oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan xoogga dalka ayaa garoonka ciidanka Cirka kusoo dhaweeyay cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka oo tababar kuso qaatay dalka Eleteria

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibrahim Sheikh Muhudin oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan xoogga dalka ayaa garoonka ciidanka Cirka kusoo dhaweeyay cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka oo tababar kuso qaatay dalka Eleteria

S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo khudbad u jeediyey cutubyadan tababarka kusoo qaatay dalka Eleteria ayaa faray in ay u diyaar garoobaan ka qayb galka dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta Al-Shabaab.

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa sheegay in xilli loo baahnaa ciidankaan ay dalka dib ugu soo laabteen.

May be an image of 10 people, helicopter and text

May be an image of 6 people and text

May be an image of 5 people and aircraft

May be an image of 7 people and helicopter




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip