Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo 70 dhagarqabe kudilay gobolka Shabeelaha hoose.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa aroornimadii hore ee saakay ka hor tagay weerar qar iska tuurnimo ah oo ay maleeshiyaadka Khawaarijta kusoo qaadeen degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose.
Taliyaha Ciidanka Xds Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadoow ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in khawaarijta laga dilay 70 dhagarqabeayagoo goobta uga cararay meydadka in ka badan 20 Maleeshiyaad ah.