In ka badan 60-ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay hawlgal ka dhacay gobola Baay

0
Wednesday July 26, 2023 - 19:37:08 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 1737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    In ka badan 60-ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay hawlgal ka dhacay gobola Baay

    Hawlgal qorshaysan ay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo daraawiishta Koofur Galbeed ka fuliyeen deegaanka Ceel-dhuun oo hoos taga Goof-gaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa lagu laayey maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab oo t

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hawlgal qorshaysan ay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo daraawiishta Koofur Galbeed ka fuliyeen deegaanka Ceel-dhuun oo hoos taga Goof-gaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa lagu laayey maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab oo tiradoodu gaarayso 60-ruux.

Tliyaha Qeybta 60-aad Xds Jeneraal Xasan Baydhabo ayaa warbaahinta Ciidmadda Qalabka Sida u sheegay in hawlgalka oo u dhacay sidii loo qorsheeyey, waxaana uu bogaadiyay ciidanka geesiyaasha ah ee hawlgalka sameeyay.

Maleeshiyada xagjirka ah ayaa laga gubay intii hawlgalku socday Gaari iyo Bakhaar hub ugu keydsanaa, waxaana la burburiyey isku day ay ku doonayeen inay shacabka dhagar ugu maleegaan, waxaana hawlgalka lagu dilay horjoogayaal Ajaanib iyo Soomaali isugu jira.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip